Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 8, 2010
Mayran cabdulle walanwal & carurteeda, Ilma mohammed shabeele & caruurtooda
Ilma Mohammed (six)cabdulle walanwal & carurtooda, Ilma cumar cabdulle walanwal, Ilma cali cabdule walanwal, Ilma hassan-kayd cabdulle walanwal & carurtooda, Ilma Abokor xaaji faarax & carurtooda, Ilma cabdulaahi diirye & caruurtooda, Farax mohammed & Saynab colaad & caruurtooda, Ilma jamaaco & carurtooda, Ilma caamac bootaan & caruurtooda waxay tacsi u diryaaan BAADA CABDULLE WALANWAL oo maanta lagu aasay magaalada Nairobi, Kenya. Allah aw naxariisto marxuumada, Janaadi fardowsa allah aka waraabiyo amiin amiin amiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 7, 2010
Baado Cabdille WalanWal oo caawa ku geeriyootay magaalada Neirobi Kenya .Reer Cabdilaahi Caabi gaar ahaan iyo guud ahaan reer C/dilaahi Walan wal , reer Caabi iyo gidigeenba Ilaahay samir iyo iimssn hs innsgs siiyo iyadana Ilaahay janno farduus ha ka waraabiyo amiin aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 11, 2010
Marxuum Dr. Saleebaan Guri Barwaaqo oo berito salaasada lagu aasi doono Londan Carigga Ingiriiska. Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha innaga siiyo isna jannada ha ugu deeqo Ameen.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 3, 2010
Axmed Yuusuf Ducaale Xaaskiisa caruurtiisa iyo waxa aysii dhaleen waxay tacsi udirayaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum C/Lahi Majoor oo ku geeriyooday magaalada Torono berina lagu asayo. Gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana naxariistii janno haka waraabiyo Aaamiin
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 3, 2010
Axmed Yuusuf Ducaale Xaaskiisa, Caruurtiisa Iyo waxa aysii dhaleen waxa ay tacsi udirayaan Qoyskii, Qarabadii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Idiris Yaxye oo 7aad kan ku geeriyooday Dalka Ingiriiska. Giddigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumkana Jannadii ha ugu deeqo Aaamiiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
December 29, 2009
Ali Aaadan Meecaad, C/Kariim XasanCaalim, Shukri Kheyre, Abshir Nuur Cumar, Axmed Cali Ibraahim, Cali XaajiYuusuf, Ahmed Yuusuf Dualeh, Cabdi Xuseen Ciise Ahmed Nuur-a-diin, Abiib Col Haye & Yaasiin Cabdi. Waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo guud ahaanba Somaliland, iyaga oo ka tacsiyadeynaya Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) Wakiilkii Somaliland u fadhiyey France oo dhawaan ku geeriyooday Paris .Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo isna naxariistii jano Ilaahay ha ka waraabiyo.Aaaaaaaamiiiiiiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
December 3, 2009
Somalilandhorta iyo soo saarayaasheedu, Waxa ay Tacsi u dirayaan qoysaskii, eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen dadkii gar iyo mag la'aanta, Mujrimku isagu dhex qarxiyey, halkana ku leedey iyaga oo xaflad qalinjabin ah fadhiyey, Hotel Shaamoow oo arday Jaamacada Banaadir qeybta takhaatiirta soo saarta, shahaadahoodii lagu gudoonsiinaayey, gidigoodba Alla ha unaxariistee inagana samir iyo iimaan alaa ha inaga siiyo. 22 qof ee halkaa ku dhintay Alla ha unaxariisto 46 da ku dhaawacmayna caafimaad degdeg ah Alla ha siiyo Aaaamiin
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
December 2, 2009
Annaga oo kala ah Hamud H.Duale, Cali sh. Axmed Haybe, Maxamud Cali Hanfi, Maxamud Caydiid, Aadan Cusman, waxaanu tacsi u diraynaa qoysaskii, qaraabadii iyo asaxaabtii uu ka baxay: Fu'aad Xaaj Cabdullaahi Cali oo saaka oo bisha Diisembar tahay 2-12-2009 ku geeriyoodey Cusbitaalka WhiteChapel, Bariga London. Waxaannu Illaahay uga baryaynaa in uu Naxariistii Janno ka Waraabiyo, ahelkii qarabadiisii iyo qarabadiisiina samir iyo Iimmaan ka siiyo Ameen.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
November 29, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale, Cumar Huseen, Cali Mecaad, Abshir Nuur, A/Kariim Xassan Caalim, Ibraahim Mecaad,Cabdi Raxxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), Cali Askar Sugaal, Axmed Cali Ibraahim, Cali Xaaji Yuusuf, Cabdi Xuseen Ciise, Cabdi Maxamed Xasan Raabe , Yaasiin Cabdi iyo Muuse Ibraahim Bookh waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo maanta Hargeysa lagu aasay. Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaanba ha inaga siiyo isagana naxariistii janno alle haka waraabiyo aamiiiiiin aamiiiin
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
November 22, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale, Axmed Cumar Mohamed, Cumar Xuseen, Cali Xaaji Yuusuf, Abshir Nuur Cumar iyo Axmed Cali Ibrahim , waxa ay Tacsi udirayaan, gaar ahaan, qoyskii eheladii qaraabadii iyo guud ahaan Xukuumada iyo shacbiga Somaliland iyaga oo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timi Marxuum Qaasim Sheekh Ibraahim, Wasiirkii Macdanta & Biyaha Ee JSL; Marxuumkaasoo ku geeriyooday Jimcihii 20/11/09 Magaalada Maka oo uu tegay gudashada Xajka, ka dibna halkaa lagu aasay. Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha innaga siiyo, marxuumkana janada ha ugu deeqo aamiin aamiinaamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
November 19, 2009
Anagoo ah jaaliyadda Somaliland ee Ottawa, waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, ehelkii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Cabdi Xaaji Yasin, oo ku geeriyooday magaaladda Ottawa Salaasaddii bishu ahayd 17th November, 2009 @ 5:30pm. Waxaa marxuumka aaskiisii ka soo qayb galay dadweyne tiro badan oo ka kala yimi goboladda Kanada. Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumka janaddii Fardosa ka waraabiyo, qabrigana u nuuriyo, samir iyo iimaana inaga wada siiyo. Aamiin Amiin Amiin,
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
October 13, 2009
Ali Aaadan Mecaad, Muuse Xasan Ismaciil, Axmed Yuusuf Ducaale, Abshir Nuur Cumar, Caqli Askar Sugaal, Abdi Askar Sugaal, Cumar Husein, Shukri Kheyre , Abdi Kariim Hasaan Aalim, iyo Muuse Ibraahim Bookh waxay tacsi udirayaan, Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdillaahi Diiriye Dhidar oo ku geeriyooday magaalada Gabiley. Gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuunkana naxariistii janno ha ugu deeqo. Aaamiiin
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
October 16, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale, Cali Aadan Mecaad, Xaaji Cumar Xuseen, Abshir Nuur Cumar, Cabdikariim Hassan Alim, Shukri Kheyre, Muuse Xassan Ismaciil, Cali Warsame, Axmed Cali Ibraahim, Ali Xaaji Yuusuf, Cabdi Xuseen Ciise, Cali Nuur Cawale, Aaadan Nuur Cawaale, Ali Askar Sugaal waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii & Shacbigga Somalilandba geeridii ku timi Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye oo shalay lagu aasay xabaalaha Boqol Jirre ee Sheekh Muuse Ducaale ( Qaddas Allaahu Sirahu. Giddigeenba Illaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumkana Jannadii ha ugu deeqo Ameen.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
October 7, 2009
Bahda soo saarta Somalilandhorta waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Eheladii, iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Suldaan Muxumed Nuur Guray oo Allah ha u naxariistee shalay ku geeriyooday Magaalada Boorame halkaana lagu aasay. Aaska Suldaanka waxa ka qayb galay Masuuliyiin, Salaadiin, iyo Dadweyne fara badan. Gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo, marxuunkana Janadii hagu uqu deeqo Ameen!
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
September 9, 2009
Waxaan halkan TACSI uga dirayaa, Reer Maxamuud Lugay meelkasta oo ay joogaan, geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Hooyo Sargo, An Xaaji Abokor oo maanta ku geeriyootay Magaalada Hargeysa. Waxaan Illaahay uga baryaayaa Inuu Janadii ka waraabiyo, Samir io Iimaana ka siiyo Eheladeedii iyo caruurteedii oo kala jooga Canada, Maraykan, Ingiriiska iyo Soomaaliya Aamiin Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
September 1, 2009
Dhammaan shaqaalaha iyo Hawlwadeenada kala duwan ee shabakada Somalilandhorta waxa ay tacsi u dirayaan Ehelkii, qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaanba shacabkii reer Somaliland iyagoo ka tacsiyadaynaya geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Axmed Maxamed Xaaji Daahir oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Illaahay Marxuumka Janadadii Fardawsa haka waraabiyo inagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo Ameen.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
August 6, 2009
Axmed Yusuf Ducaale, C/Raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), Cali Aadan, Abshir Nuur, A/Kariim Xasan, Ahmed Cali Ibraahim, Cali Xaaji Yuusuf, Cumar Xuseen, Cabdi Fataax Ahmed Yuusuf, Abiib Colhaye, C/Laahi Ibraahim, Haybe Idiris, Mukhtaar Ibraahim Bookh, Basma Ahmed Yuusuf Ducaale, Cali Mahdi Kheyre, Guleid Mahdi Kheyre , Muuse Xasan Ismaaciil, Cali Warsame iyo Yaasmiin Ahmed Yuusuf Ducaale, Waxay dhamaan Tacsi u dirayaan qoyskii eheladii, Qaraabadii, iyo Xisbiga Kulmiye iyaga oo ka tacsiyadeynaya Geeridii ku time Marxuum Cali Maarshaal. Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana naxariistii Janno haka waraabiyo Ameen!
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
July 28, 2009
Ahmed Yuusuf Dualeh, Xaaji Cumar Husein, Ali Aadan Mecaad, Abshir Nuur Comar, C/Kariim Xassan Alin, Ali Mahdi Kheyre, Guleid Mahdi Kheyre, Mohamed Xuseen Filfil,Yuusuf Husein Filfil, Ibraahim Mohamed Meaad, Yaasiin Abdi Mohumed, Ya asmiin Ahmed Yuusuf Ducaale Iyo Muuse Ibraahim Bookh. Waxay Tacsi udirayaan qoyskii eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Dr. Axmed Mohamed Hassan(Ji Ji), kaas oo allah u naxariistee saaka ku geeriyooday magaalada Peking, China, halkaas uu ka ahaa Safiirka Jamhuuriyada Jabuuti u jooga China Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 8, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale, Xaaskiisa Faadumo Xasan Aw-Cali, Canab Yuusuf Ducaale, Basra Yuusuf Ducaale, Sacdiya Yuusuf Ducaale, Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe), Safiya Yuusuf Ducaale, dhamaan caruurtooda Iyo Ilmo Jaamac Caabi Cawad waxay tacsi u dirayaan caruurteedii iyo Ilma Jirde Xuseen oo ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee, Khadra Jirde Xuseen, kuna geeriyootay magaalada London cariga ingiriiska. Marxuumada Allah ha u naxariisto, Janadiina haka waraabiyo innagana samir iyo iimaan Ilaahay ha inaga siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 7, 2009
Cali Aadan Mecaad, Maxamed Sheekh Cadilaahi Loodoon, Abshir Nuur Cumar, Axmed Yuusuf Ducaale, Muuse Xasan Ismaaciil iyo C/Kariim Xasan Caalim waxay tacsi u dirayaan Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdi Cawaale oo doraad ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Gedigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha innaga siiyo marxuumkana Janadii Illaahay ha ka waraabiyo Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 5, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale wuxuu ka tacsiyadeynayaa, qoyskii eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Xaaji Axmed Ibraahim Maxamed (Afqaraf), Isagoo si gaar ah geeridaa uga tacsiyadeynayaa Wasiirka Qorsheynta Cali Ibrahim Mohamed, geeridaa ku timi walaalkii. Gedigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumkana Janadii Rabi ha ugu deeqo. Aaaaaaamiin Aaaaaaamiin
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 16, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale wuxuu tacsi u dirayaa, Eheladii, Qaraabadii iyo Dadkuu Garaadka u ahaa, isagoo ka tacsiyadeynaya geerida ku timi Garaad Saleebaan Daahir Af-Qarshe oo ku geeriyooday magaalada Addiss Ababa, Meydkiisana loo soo qaaday Somaliland si halkaa loogu aaso. Gidigeenba Marxuumka Illaahay samir iyo iiman ha inaga siiyo, isagana naxariistii jano Illaahay ha kawaraabiyo Aaamiin
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 14, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa Faadumo Xasan Aw-Cali iyo Caruurtooda, Shukri Kheyre, C/Kariim Xasan Caalim, Ilmo Mahdi Kheyre iyo Aamina Ismaail Bookh waxay ka tacsiyadeynayaan dhamaan reer Sheekh Ibraahim Sheekh Cumar Sheekh Madar geeridii ku timi Marxuun Xuseen Sheekh Ibraahim Sheekh Cumar Xuseen (Xabashi) oo shalay ku geeriyooday Hargeysa. Gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumkana janadii ha ugu deeqo Aaamiin
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 12, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa Faadumo Xasan Aw Cali waxa ay tacsi u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Prof. Faarax Shuun oo ku geeriyooday Magaalada Boorame. Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Aasaasayaashii Jaamacada Camuud, waxan Illaahay uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 8, 2009
Hassan Abillahi Abby, Yussur Adan Farah, Abdirahim Abby Farah, Hodan Muhumed Goth, Maryan Abdillahi Abby, Mohamed Abdillahi Abby, Asha Abdillahi Abby
Waxanu tacsi u diraynaa qoyski iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuumm Cabdillahi Omaar Cawaale ilaahayna uga barinay inuu samir iyo iimaan ka siiyo, marxuumkana jannadisa ka waraabiyo.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 8, 2009
Cali Aadan Mecaad, C/Kariim Xasan Caalim, Abshir Nuur Cumar, Cali Warsame, Muuse Xasan Ismaaciil, Cabdi Askar Sugaal, Cali Askar Sugaal, Axmed Cali Ibraahim, Cali Xaaji Yuusuf, Cabdi Xuseen Ciise, Cabdi Axmed Yuusuf, Yaasiin Cabdi Muxumed iyo Muuse Ibrahim Bookh waxay tacsi u dirayaan, Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum C/Laahi Omaar Cawaale. Gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumkana naxariistii jano Illaahay haka waraabiyo.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 7, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa waxay ka tacsiyadeynayaan Sahra Cabdilqaadir iyo Caruurteeda, gaar ahaan iyo reer Cawaale guud ahaan, geerida ku timi maanta Marxuum Cabdiilaahi Oomar Cawaale oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumkana Jannadii Ha ugu deeqo aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
June 1, 2009
Reer Axmed Yuusuf Ducaale iyo bahweynta soo saarta Somalilandhorta Waxay Tacsi udirayaan Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo guud ahaanba shacbiga Somaliland iyagoo ka tacsiyadeynaya geeridii ku timi Marxuun Cabdi Xasan (Buuni) Wasiirkii Xidhiidhka Somaliland oo caawa ku geeriyoodey isbitaal ku yaala magaalada London. Gidigeenba Illaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumkana Illaahay Jannadii ha ugu deeqo aamiin aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 25, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale iyo qoyskiisu waxay tacsi u dirayaan, Qoyskii, Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuun C/Raxmaan Maxamed Cajab oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa oo wadnuhu istaagey. Giddigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuunkana Illaahay Janadii ha ugu deeqo Aaaaaamiiin
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 20, 2009
Anagoo kala ah Axmed Yuusuf Ducaale, Xaaska Faadumo Xassan Aw-Cali, Caruurta iyo Caruurta Caruurtooduba, Dhamaan waxaan Tacsi u diraynaa Xuseen (Cawil) Cali Ducaale, Qoyska, Ehelada iyo Dhamaan Qaraabada , anagoo ka tacsiyadeyneyna geerida ku timid Marxuum Cali Xuseen Cali Ducaale oo shalay ku geeriyooday magaalada Neirobi, Kenya. Gidigeenba Illahay Samir iyo Iimaan ha innaga siiyo, Marxuumkana Ilaahay Janada ha ugu deeqo Aamiin Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 15, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale, isagoo ka wakiil ah reerkiisa iyo saaxiibadey isku "Class"-ka ahaayeen, wixii ka nool waxuu ka tacsiyadeynayaa caruurtiisii, eheladiisii iyo qaraabadiisii, geerida ku timi Marxuum Maxamed Xaaji Cabdi (Jiin) oo bishan May 12keedii 200909 ku geeriyoodey, magaalada London. Gidigeenba Illaahay samir iyo iimaanba ha inagasiiyo marxuumkana janadii ha ugu deeqo. Aaamiin Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
May 5, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale, Cali Aaadan Mecaad, Abshir Nuur Cumar, Shukri Khayre, Cabdi Kariim Xasan Caalim, Muuse Xasan Ismaaciil, Muuse Ibraahim Bookh, Cabdifataax Axmed Yuusuf, Yaasiin Cabdi Mxumed giddi waxay tacsi u dirayaan Marxuum Cumar Xaaji Muxumed oo shalay ku geeriyooday magaalada Diredawa ee wadanka Ethiopia laguna Aasay magaalada Kalabaydh Somaliland Illaahay gidigeenba samir iyo iimaanba ha inaga siiyo Marxuunkana Janadii Farduusa haka waraabiyo Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
April 18, 2009
Anigoo ah Cabdiqaadir Dayib Askar waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa walaalkay Eng. Siciid X. Cawed Cali, anigoo ka tacsiyadayna Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u Naxariistee Aabihii Marxuum Xaaji Cawed Cali oo ku geeriyooday Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargeysa. Waxaan Illaahay ugu baryayaa marxuumkaasi in Illaahay ka waraabiyo jannadii Fardowsa, iilka neecaw qabowiyo uu ku siiyo naruuro. Ehelkii iyo dhamaan dadkii uu ka tagayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo Aaamin Aaamin Aaamin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
April 7, 2009
Abshir Nuur Cumar, Cabdilaahi Nuur Cumar, Maxamuud Maxamed Nuur, C/Raxmaan Maxamed Nuur, Mustafe Axmed Nuur, Canab Maxamed Nuur, Axmed Yuusuf Ducaale , Cali Aadan Meecaad, C/Kariim Hassan Caalim, Muuse Ibraahim Bookh Iyo Yaasiin Cabdi MUxumed waxey tacsi u dirayaan Chief Caaqil Maxamed Cabdi Qowdhan oo ay Allah u naxariistee , Minweynadiisii Jawaahir Aw Cabdi ay ku geeriyootay Gabiley Todobaadkan , gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo iyana naxariistii Janno haka waraabiyo Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
March 13, 2009
Bahda soo saarta Somalilandhorta waxay tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo Somaliland ee uu maanta ka geeriyooday Marxuum Maxamed Cumar Xasan (Looshada) kana mid ahaa Gudida Doorashooyinka Qaranka, dhawaana loo magacaabay xilka Guddoomiyaha Gudida Diiwaangelinta. Iyadoo la filayo marka la sugo wuxuu u dhintay, berina la filayo in lagu aaso Xabaalaha Qaranka, gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumkana naxariistii janno haka waraabiye Aaaamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
March 3, 2009
Bahda soo saarta Somalilandhorta, waxay Tacsi u dirayaan, gaar ahaan qoyskii, eheladii qaraabadii iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed, iyaga oo ka tacsiyadeynaya geeridii ku timi Marxuum Sheekh Ibraahim Maxamed Cali (Suuley) Marxuumkaas oo xala ku geeriyooday Caasimada Hargeysa maantana halkaa lagu aasay. Naxariistii janno Allah haka waraabiyo inagana samir iyo iimaan Illaahay ha inaga siiyo Ameen.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 27, 2009
Marxuum Axmed Barkhad, Allah ha u naxariistee, kuna geeriyooday, wadanka Imaaraadka bilowgii 7aadkan, waxaa eheladiisii iyo qaraabadiisii ka tacsiyadeynaya Muuse Xasan Ismaciil, Cali Warsame , Ali Aadan Mecaad, Ali Askar Sugaal, Axmed Yuusuf Dualeh, Abdi Xasan Caalin, Xaaji Cumar Xuseen, Jaamac Muuse Bille, Abshir Nuur Cumar, Xasan Maxamuud Cige, Cabdilaahi Ibraahim, Haybe Idiris, Axmed Muuse Geedi(Sanjab) Yaasiin Abdi Mohumed iyo Muuse Ibraahim Bookh. Gidigeenba Ilaahay Samir iyo iimaanba ha inaga siiyo isagana naxariistii Ilaahay inaga siiyo Ameen.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 21, 2009
Reer Axmed Yuusuf Ducaale, Reer Cali Aaadan Mecaad, Reer Abshir Nuur Cumar, Reer Cabdi Kariim Xasan Caalim, Reer Muuse Xasan Ismaaciil, Basra Yuusuf Ducaale iyo caruurteeda, Sacdiya Yuusuf Ducaale iyo caruurteeda, Maxamed Yuusuf Ducaale iyo caruurtiisa, Yaasiin Cabdi Mxumed iyo Mukhtaar Ibraahim Bookh giddi waxay tacsi u dirayaan Marxuum Xasan Maxamed Xawaadle Xaaji Madar gaar ahaan hooyadii iyo walaaladii iyo guud ahaan Reer Xawaadle Xaaji Madar meel ay joogaanba. Ideylkeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 15, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale, Axmed Cali Ibraahim, Cali Aadan Mecaad, Cabdi Xuseen Ciise, Abshir Nuur Cumar, Cali Xaaji Yuusuf, C/Kariim Xasan Caalim ,Xasan Macalin, Muuse Ibraahim Bookh , C/Fatax Axmed Yuusuf Ducaale iyo Yaasiin Cabdi, waxay tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Maxamed Cali (Gurey) Sheekh Madar oo shalay lagu aasay magaalada Hargeysa. Illaahay gidigeenba samir iyo iimaanba ha inaga siiyo Marxuunkana Janadii Farduusa haka waraabiyo Aamiin.
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 15, 2009
Axmed Yuusuf Ducaale, Axmed Cali Ibraahim, Cali Aadan Mecaad, Cabdi Xuseen Ciise, Abshir Nuur Cumar, Cali Xaaji Yuusuf, C/Kariim Xasan Caalim ,Xasan Macalin, Muuse Ibraahim Bookh , C/Fatax Axmed Yuusuf Ducaale iyo Yaasiin Cabdi, waxay tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Axmed Rooble Maxamed oo shalay ku geeriyoodey magaalada Toronto, Canada, salaasadana halkaa lagu aasi doono. Illaahay gidigeenba samir iyo iimaanba ha inaga siiyo Marxuunkana Janadii Farduusa haka waraabiyo Aamiin.