SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Wednesday, September 22 2010
Guddidii Loo Magacaabay Xaaqiiqo Raadinta Dhacdadii Ciidamadii ONLF Kaga Soo Degeen Xeebaha Somaliland Oo Warbixintoodii U Gudbisay Madaxweynaha Iyo Talooyin Ay Soo Jeediyeen
Hargaysa(Waaheen)- Guddoomiyaha Guddidii Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inay xaqiiqo raadin ku soo sameeyaan sidii ay ciidamaddii ONLF tu uga soo degeen xeebaha galbeed ee Somaliland Axmed X Cali Cadami oo ah wasiirka Gaashaandhiga Somaliland iyo xubnaha guddidaasi ayaa warsaxaafadeed ay caawa si wadajir ah u qabteen ku cadeeyay inay warbixintii ay ka soo ururiyeen deegaankaasi u gudbiyeen Madaxweynaha isla markaana ay u raaciyeen Talooyinka ay u arkaan inay daruuri tahay in la qaado
Wasiirka Gaashaandhiga Mr: Cadami ayaa dhacdadaasi ku tilmaamay inay ahayd mid Sir ah oo ay ciidamadda ONLF tu adkeeyeen isla markaana ay adkayd sida loo ogaadaa, isagoo intaa raaciyay inay u sii fududaysay koox reer Somaliland ah oo uu ku tilmaamay inay ahaayeen Bidhiidh-qaatayaal sharaftii dalkooda siistay lacag ay ugu adeegayaan Ciidamadaas cadawga ah, kuwaasoo uu sheegay inay u diyaariyeen Sahan adag iyo Isgaadhsiin Qarsoon
Mr: Cadami waxa kale oo uu sheegay fursada ugu weyn inay ka heleen Tayada iyo Tirada Ciiddamadda Somaliland ee degen labada Gobo lee Awdal iyo Selel oo uu sheegay inaanay ahayn Ciidan ahaan kuwo leh awood ay ku horjoogsan karaan cadaw sidaas u foojigan, isagoo intaa ku daray inay kooban tahay goobaha ay ka kantaroolaan dalku
Sidoo kale waxa uu sheegay in la majara habaabiyay Ciiddamadda Somaliland iyo kuwa Itoobiyaba oo goobaha loogu sheegay inay joogaan maahee meelo kale la geeyay, tusaale ahaan goobta laga dajiyay waxay ahayd meel 70 KM u jirta Saylac, waxaanay galeen meel Buuralay ah oo ay sadex cisho kaga nasanayeen daalkii tababarka iyo kii Safarka ay soo galeen ee dhinaca badda ahaa
Arrimahaasi oo dhan marka la isku daro waxa uu sheegay guddi ahaan maadaama waajibaadkoodu ahaa uun in ay soo xaqiijiyaan sida ay wax u dhaceen waxa uu sheegay inay u gudbiyeen Madaxweynaha, una raaciyeen Talooyin muhiim ah oo ay ugu weyn tahay dhismaha Ciidamadda Somaliland ee jiidahaasi si ay uga feejignaadaan cadawga
 


 





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp