SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Saturday, October 3, 2010
Cawil Maxamuud Cabdi

RBC Radio, Gaalkacyo

Cawil@raxanreeb.com

Muqdisho (RBC Radio):- Iska hor imaad ayaa goor dhaweyd ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhaxeeya ciidanka Amisom iyo kooxaha ka soo horjeeda Dawladda FKMG Soomaaliya.

Iska horimaadkani ayaa ka dambeeyay kadib markii ciidanka Amisom ay la wareegeen gacan ku heynta Isbitaalkii Xooga ee degmada Hodan halkaasi oo fariisin u ahaan jirtay Ururka Xisbul islaam, waxaana labada dhinac iska hor imaadka dhexmaray ay isu adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.

Lama garanayo khasaaraha dhabta ah ee soo kala gaarey dhinacyada ku dagaalamay maanta degmada Hodan ee Muqdisho, hase ahaatee waxaa cabsi xoogan laga muujinayaa tiro madaafiic ah oo labada dhinac ay isku tuureen in ay geystaan khasaare nafeed.

Ciidanka Amisom ayaa gudaha Muqdisho ka wada isku balaarinta fariisimo cusub oo ay ka daafacayaan dawladda FKMG Soomaaliya, waxaana hadda ugu dambeysay Isbitaalkii xooga oo ay ka fara maroojiyeen ururka Xisbul Islaam.
 





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp