SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Article Thursday, October 20, 2010


Warsaxafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland


Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan laga bilaabo maanta uu ahaado la taliyaha madaxwaynaha ee xidhiidhka caalamiga ah iyo Aqoonsi raadinta somaliland

JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Republic of SOMALILAND
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Mobile: 4424126/4423774

Email:

afhayeenka_jsl@yahoo.com,afhayeenka@gmail.com,(E-m: private) cukuse@hotmail.com

Date: 20/10/2010

War-Saxaafadeed



Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu soo saaray Digreeto Madaxweyne oo uu ku Magacaabay Saddex Masuul.



waxaanu Madaxweynuhu Digreetadiisa ku yidhi :-



Markaan akhriyay : Qodobka 90-aad faqradiisa 3-aad ee dastuurka Qaranka somaliland.



Markaan Tixgeliyay: Ahmiyada ay la taliyeyaasha Qaranku u leeyihiin dhismaha qaranka.



Markaan Arkay: in baahi wayn loo qabo buuxinta jagooyinkan.



markaan ka fiirsaday : kartida, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo.



markaan ku qancay: in ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay.



waxaan go'aansaday:



In Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan laga bilaabo maanta uu ahaado la taliyaha madaxwaynaha ee xidhiidhka caalamiga ah iyo Aqoonsi raadinta somaliland.



In Md Maxamed C/laahi Cabsiiye laga bilaabo maanta uu ahaado la taliyaha madaxwaynaha ee arimaha goleyaasha baarlamaanka.



In Xuseen C/laahi Jaamac laga bilaabo maanta uu ahaado guddoomiye ku xigeenka Guddida la dagaalanka musuq maasuqa iyo ilaalinta dawlad Wanaaga.



ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.








Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp