SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Friday, October 15, 2010

Burco oo caawa lagu toogtay nin tagsiile ah oo joogay meel u dhaw Saldhiga Burco Burco( Waaheen) Waxa goor dhaweyd fiidkii lagu dilay badhtamaha magaaladda Burco nin Tagsiile ah oo joogay Istaanka Tagaasida oo u dhaw Saldhiga Burco Sida ay sheegayaan Wararka aanu ka helayno magaaladda Burco waxa ninka toogtay nin Afka Duuban oo aan la garanayn ilaa hadana ma jiro wax war ah oo Xukuumadda ka soo baxay. Hase yeeshee warar aanu ka helayno Burco ayaa sheegaya in nin Ka Tagsiilaha ah ee la toogtay uu yahay Dirawalkii dhawaan sheegay in sitay Shandad ay ku jiraan Hub iyo Wal-xaha Qarxa kaasoo Booliiska u sheegay kadibna uu ninkaasi Booliiska kaga baxsday Saldhiga hortiiisa kadib markii uu Askartii waday rasaaseeyay Sida ay wararkaasi sheegayaana falkani waxa uu yahay mid la xidhiidha arrintaas oo waxa loo malaynayaa inuu yahay ninkan toogtay kii uu sheegay ee Askarta ka baxsaday




Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp