SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Friday, October 15, 2010

Waxaa isa soo taraya cambaareynta ku wajahan qarax maanta lala eegtay Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Mudane C/xakiim Axmed Guuleed qaraxaasi oo ka dhacay degmada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Maamulka Hay’ada PMRC ayaa soo saarey dhambaal cambaareyn ah oo ay soo gaarsiiyeen Warbaahinta RBC Radio iyo Barta Internetka ee Raxanreeb.com, waxana dhambaalkaasi cambaareynta ah uu u qornaa sidatan. Cambaarayn Qaraxii wasiirka Warfaafinta Puntland Waxaan la wadaagaynaa inta samaha jecel ka xumaanta iyo canbaaraynta qaraxii lala eegtay wasiirka warfaafinta Puntland ee ka dhacay magaalada Boosaaso. Mahad eebbe waxa ay uga sugnaatay inaan wasiirka wax dhibato ahi ka soo gaarin qaraxaas, waxanse ku baaqaynaa in sharciga la hor keeno kuwii falkaas ku lug lahaa. Wasiirka Warfaafinta ee Puntland C/xakiin Axmed Guuleed waxa uu ka mid yahay wasiirada ugu dhaw wariyayaasha iyo warbaahinta, inkasta oo marka ay dhibaato soo gaarto wariye meesha ugu horraysa oo la cuskadaa ay noqoto wasaraddiisa, sababtuna ay tahay shaqada. Mar kale PMRC waxa ay cambaaraynaysaa dhibaatooyinka noocaas ah ee lagula kacayo wariyayaasha, madaxada iyo dadwaynaha intaba. Eebbe wayne waxaan waydisanaynaa in uu ammaanka iyo dagaansho waara inasiiyo. Salaama, Puntland Media Resource Cener Mahad Jama Koront




Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp