SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Monday, October 11, 2010
Xukuumadda Somaliland oo si Weyn u Dhintay Lacagtii Laga Qaadi Jiray Xoolaha ka Dhoofa Marsada Berbera
| | Daawatay: 97 | |

Hargeysa, Oct, 10, 2010-(Berberanews)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr: Axmed Xaashi Nuur Oday ayaa maanta soo saaray digreeto uu ku dhimay qimaha cashuuraha laga qaado Xoolaha ka dhoofa Maxjarka Xoolaha Berbera ee uu hirgeliyay Ganacsade Al-bjaaibiri.




Qiime dhimista cashuuraha ee uu Wasiirku soo saaray, ayaa dhigaysa in halkii Neefka Geella ah iyo ka Lo’da ah ee Wasaaradda Maaliyaddu ka qaadi jirtay 23$ in laga dhigay 18$ halkii Neefka Adhiga ah laga qaadi jiray 7.5 kana waxa uu ka dhigay 5$ .






Sidoo kalena cashuurtii Maxjarka ee laga qaadi jiray Geele iyo Lo’da 5$ ayaa waxa uu ka dhigay 3$ halkii neef ee Adhigana halkii uu ka ahaa 3.5 waxa uu ka dhigay 2$.





Qiime dhimmista Wasiirku soo saaray, ayaa laa xidhiidhinayaa dhawr arrimood oo ay ugu horrayso tartan qiime dhimmis ah oo uu dhawaan sammeeyey maxjarka Xolaha Boosaaso iyo cabashooyin badan oo ka soo yeedhay ganacsato reer Somaliland oo xoolo tiro badan dawladda Sucuudigu dib ugu soo celisay, taasoo khasaare badan u soo hoysay.





Dawladda Sucuudiga, ayaa ugu yaraan dib ugu soo celisay magaalada Berbera affar markab oo xoolo ka qaaday saddexdii todobaad ee tegay.


Berberanews.com

Berbera, Somaliland

Email, info@berberanews.com




 





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp