SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Monday, Nov 8 2010

War Degdeg Ah: Qarax Sababay Dhaawaca 9 Ruux Oo Ka Dhacay Xaafad Kamid Ah Magaalada Hargeysa.

Hargeysa (Ramaas) Nov. 08, 2010 - Qarax ka dhacay maanta duhurnimadii xaafada xidigta ee degmada Maxamuud Haybe ayaa sababay dhaawaca ugu yaraan 9 qof oo rayid ah, mana jiraan cid ku dhimatay qaraxan. Dhaawaca dadkan ayaa dhamaantood wakhtigan lagu dawaynaaa cusbitaalka guud ee Magaalada Haregeysa. Waxaanay intaas wararku ku darayaan in dhaawaca 3 kamid ah dadku halis yahay.

Qaraxan ayaa dhacay kadib markii bomb gacmeed lagu dhuftay baabuur nooca yaryar ah oo markaas marayay wadada dhex marta xaafada xidigta. Sida ay shabakada Ramaasnews u xaqiijiyeen dadwayne ku sugnaa goobta qaraxu ka dhacay , ayaa sheegay in bombka uu ku tuuray baabuurka nin saarnaa isla markaasna uu khilaaf ka dhaxeeyey darawalka baabuurka watay.

Darawalka baabuurka watay ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ninkani uu in mudo ahba damacsanaa inuu dilo, oo uu hore ugu hanjabay. Sida uu xaqiijiyay wadihii baabuurka, waxa burburay gabi ahaan baabuurkii oo uu soo gaadhay khasaare wayni.

Ma jiro wax hadal ah oo ay wali xukuumadu kasoo saartay qaraxan lala beegsaday baabuurkan. Halkan kala socda wixii kasoo kordhan qaraxan.


Ramaasnews Desk

Hargeysa
 





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp