Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Sunday 30 May 2010
Wefdigii Kasocday Puntland...

Gaadiid dhan 11gaadhi ayey ciidamadii Ethiopia ee buuhoodle dul fadhiyey xalay kaxaysteen oo ay latageen gaashaamo; iyagoo katagey 6gaadhi oo u socon waayey , heshiiska oo ahaa in ay gaadiidkaa dadkii lahaa u soo celiyaan sidaa waxaa tibaaxay iif caaqil Maxamuud Xaaji Cumar (Camay) Isaga oo intaa raaciyey .In maamulka Somalida Ethiopia ee Jig Jiga fadhigiisu yahay arrintaa maroorsaday. Jiif Caaqilku waxa uu sheegay in ay u caqli celiyeen dhalinyaro is abaabushay. hase yeeshee ganacsade Yuusuf Sheekh C/Laahi Aadan ayaa sheegay in wefdigii Puntland ka socday uu arrintaa iyada ah cirka ku laalay markuu lis magacya ah oo reer Buuhoodla ahu dhiibay ciidankii Ethiopia ee meeha fadhiyey, isaga oo ku tilmaamay in ay ka tirsanyihiin xarakad Alshabaab, isla markaana oo ciidanka Ethiopia liiskaa Odayada reer Buuhoodle tusay. Waxa uu intaa raaciyey iney xabad joojin lagaleen Ciidamada Somaliland ee haysta Widh-Widh iyo kuwa deegaanka ku suganba .

Waxa uu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay in gaadiidkaa la ka xaystay weftiga Puntland ka socday u sabab ahaa.



Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp