Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Wednesday, 31 March 2010
March 31, 2010 Madaxweyne Rayaale oo booqday Kawaan cusub oo Boorame loo dhisayo iyo kulamadii ugu danbeeyay ee uu la yeeshay qaybaha kala duwan ee reer Boorame

Hargeysa(waaheen) Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta booqday Kawaan

cusub oo loo dhisayo magaaladda Boorama meel 4km dhinaca Waqooyi Bari ka xigta iyo Cisbitaalka Guud, sidoo kale waxa uu kulamo maanta kula yeeshay magaaladaasi Salaadiin,Cuqaal,Isu-duwayaasha Gobolka ee Wasaaradaha,

Sida uu ku soo waramay wariyahayaga Gobolkaasi waxa uu kulamadaasi Madaxweynuhu ku dhagaystay warbixino ku saabsan xaaladaha kala duwan ee la xidhiidha hawlaha ay bulshada u hayaan, isagoo qoloba mar kulan albaabadu ay u xidhan yihiin lakala yeeshay

Waxaanu warku intaa ku darayaa in ay isfaham iyo dardar galin dhinaca shaqooyinkooda ah uu Madaxweynuhu faray

Inkastoo sida la sheegay ay dhinacyadaasi Madaxweynaha u Bandhigeen duruufaha iyo dhibaatooyinka ka taagan Adeegyada Bulshada oo ay Madaxweynaha ka codsadeen in wax laga qabto balse wax intaa dhaafsiisan oo kulamadaasi ka soo baxay illaa hada labada dhinac midkoodna kamuu hadal
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp