Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Wednesday, 31 March 2010
Ceerigaabo=Hay'adda Horn-peace oo Aqoon-isweydaars u qabatay hay'adaha Sharciga

Shareecadda iyo Dha

Ceergaabo(Qarannews) Aqoon-isweydaarsigan oo lagu qabtay xarunta maammulka gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo ayna qabatay hay'adda waddaniga ah ee Hornpeace islamarkaasna sida halkaas laga sheegay socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxa kazoo qayb galay 70 xubnood oo ka kala socda hay'adaha Sharciga (maxkamadaha xeer-ilaalinyta boliiska iwm) kuwa Shareecada iyo Dhaqanka. Waxana aqoon-isweydaarsigan nuxurkiisu ahaa mid kusaabsan sidii hay'adahaasi u wada shaqayn lahaayeen iyo weliba sidii dadka nugul iyo kuwa laga tirade badan yahay iyaguna u heli lahaayeen caddaalad sugan.

"Aqoon-isweydaarsigani wuxu ku saabsan yahay sidii ay u wada shaqayn lahaayeen Sharciga (maxkamadaha) Shareecadda iyo Dhaqankeennu islamarkaasna dadka nuguli sida dumarka carruurta waayeelka iwm iyo dadka laga tiradea badan yahay iyaguna u heli lahaayeen caddaalad sugan". Sidaas waxa yidhi Caaqil-Maxamed Cabdi Maxamed (Hornpeace) oo halkaas ka hadlay.

Badhasaab kuxigeenka gobolka Sanaag C/casiis Xasan Siciid oo isaguna furitaankii aqoon-isweydaarsigan hadal kooban ka jeediyey ayaa isagoo hay'adda Hornpeace uga mahad celiyey arrintan wuxu sidoo kalena ka qayb qaatayaalka aqoon-isweydaarsigan ku boorriyey in ay bulshadooda uga faa'iideeyaan iyaguna ku dhaqmaan aqoonta ay ka heleen maskaxahan tirade badan ee la kulmiyey.


Source: Qarannews/Ceerigaabo.




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp