Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Tuesday, 30 March 2010
Shirkii Minnesota iyo Madaxdii Dawlada Somaliland

Kulankii ay yeesheen madaxdii dawlada Sl iyo jaaliyada reer Somaliland ee USA(Sawiro)

Waxaay aheyd gole kaftan is wareysi kala warqaadasho iyo mudnaan isasiin intii horoodhan ee aanu shirku furmin ee qolka shirka la wada fadhiyay.

Waxaay aheyd gole qofkastaaba uu u hanwaynaa in uu mar uun arko maqlo dhayasto madaxda sharafta laheyd ee ka socotay kana timid wadankeenii wacnaa ee Somaliland republic. Waxaa shirka si habsamileh u furay madaxda sare ee jaaliyada Somaliland Mr Xasan yonis oo runtii si fiican oo hufan ugu soo dhaweeyay madaxda Minnesota State ahaana mudanihii ilaa maalintii aay yimaadeen madaxdu Washington State la socosiinaayay jaaliya Minnesota kolba halka wax aay marayaan. Waxaa uu Xasan kusoo dhaweeyay in uu aayadaha quraanka ku furo sheekh Ahmed ilaahay haka raali ahaadee.

Waxaa ku xigay oday Maxamed Hassan oo runtii ku tuuntuusaday si hufana uga hadlay dhaqankee fiicanaa iyo taariikhdii lasoo maray waano iyo ducana siiyay madaxdii Somaliland.

Waxaa sii fiican oo cilmiyaasan uga hadlay madashaa shirta Professor Ibrahim Aaye oo runtii ka hadalay kuna dheeraaday Somaliland una mahadnaqay imaatinka madaxdii sharafta leh.

Waxaa isna hadal qurux badan ka yidhi madashaa shirka oday Cumar Ahmed Hassan oo si fiican uga waram jaaliyada Somaliland ee Minnesota iyo waxqabadkooda kuna dheeraaday faraxda uu aad ugu faraxsanyahay aragtida madaxdooda kasoo kicitimay Wadankii Somaliland.

Waxaa soo gaadhay xiligii madaxda Somaliland aay hadlilahaayeen waxaa si aad iyo aad u fiican uga hadlay shirka wasiir C/laahi Ismacil Ali ( ciro ) isagoo ka sheekeeyay amaanta dhamaan Somaliland iyo hormarka fiican eey aay wasaaradiisu ka gaadhay sugida amaanka iyo fidinta wasaarada arimaha gudaha isagoona ka hadlay si wanaagsan u ifiyay in shirkii Washington ee aay lalahaayeen madaxda maraykana ahaa mid midho dhal ah oo sida ugu dhakhsaha badan la arki doono waxii kasoo baxay.

Waxaa isna aad iyo aad uga hadlay Ali Ibrahim ( sanyare ) wasaaradiisa iyadoo dhamaan jaaliyadu ka dharagsaneyd waxqabadka fiican ee wasaradiisa taasoo badina dadku ugu bageen sidii fiicneyd ee uu uga hadlay waxaanu rag odayaala oo madasha fadhiyay u fidiyay in aay wadanka somaliland dib ugu soonoqdaan sababtoo ah iyagoo in kabadan 35 sanadooda arag Somaliland.

Waxaa wasiir Osman ka hadalay wasariidsa waxaay qabtay iyo waxaay mustaqbalka dhaw qaban doonto si fiicana uga turxaan baxshay waxqabadaka wasaaradiisa.

Waxaa isna madashaa ka hadlay Xildhibaan Baashe oo sifiican uga waramay waxqabada barlamaanka Somaliland iyo mudane Siciid Ali Jamac oo isaguna ka hadlay doorka weyn ee aay golaha Guurtidu ka qaataan waxqabadka horumka Somaliland
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp