Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Tuesday, 30 March 2010
Dufcadii 23aad ee ay yeeshaan Ciidanka Booliiska ayaa maanta loo soo xidhay tababar uga socday dugsiga Mandheera

Dufcadii 23aad ee uu yeesho Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa

tababar in muddo ah uga socday Dugsiga Tababarka ee Mandheera si rasmi ah loogu soo xidhay

Booliiska Tababarka loo soo xidhay waxa ay isugu jiraan rag iyo Dumar kuwaasoo leh aqoon kala duwan balse dugsigan ku qaatay aqoon sare oo Booliisnimo kagana shaqayn doonaan xarumaha iyo goobaha lagu qabto adeega nabadgelyo

Taliyaha Ciidamadda Nooliiska Somaliland Maxamed Saqadhi dubad oo warbixin dheer ka jeediyay xaflad Ciidamadaasi maanta loogu soo xidhayay tababarkooda oo ka dhacday Dugsiga Mandheera ayuu ku sheegay qorshe ahaan inay qaateen inay kor u qaadaan aqoonta Booliiska waxaanu sheegay in tababaro kala duwan ay siiyeen Bliiska isla sanadkana ay u diyaariyeen tababaro kala duwan oo dibadeed kuwaas oo ay ku soo baran doonaan xirfado kala duwan

Taliyaha Booliisku waxa uu sheegay booliiska dadka ay u qaataan inay ka mid yihiin ardayda jaamacadaha ka soo baxda iyo kuwa Dugsiyada Sare kuwaas oo ay siiyaan tababaro kale oo ciidannimo waxaanu tibaaxay illaa hada inay wax badani iska bedeleen nidaamkii Booliiska isagoo aad ugu mahadnaqay dhamaan dadka ka qayb qaata dhismaha Ciidanka oo uu sheegay hadaan Booliis la hayn inaanay suurtogal ahayan in nabada lagu seexdo

Waxa iyana xaflada tababarkaasi lagu soo xidhay ka hadlay wasiiru dawlaha Arrimaha Gudaha iyo wasiirku xigeenka gaashaan dhiga kuwaas oo ka hadlay muhiimada ay leeyihiin ciidamadu iyagoo balan qaaday xukuumad ahaan inay laban laabayaan adeegyada ay ciidamadu u hayaan bulshada
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp