Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Tuesday, 30 March 2010
Waxaa isa soo taraya qeyla dhaanta qeybaha bulshada soomaaliyed ka keenayaan afduub maalmo ka hor kooxaha burcad badeedka soomaalida u geysteen ilaa 9-doonyo u rarneyd ganacsato Soomaaliya, kuwaasoo waday raashin iyo bagaash.

Mid ka mid ah ganacsatada u raran Shixnadaas oo lagu magacaabo Maxamed Macalin ayaa ka digay cawaaqib xumada ay keeni karto afduubka loo geystay doomaha u raran ganacsatada, isagoo sheegay in si deg deg ah wax looga qabto.

Ganacsade Maxamed Macalin ayaa ku goodiyay in ay joojin doonaan howlaha ay ka hayaan Dekedaha dalka ee uga soo dega shixnadaha ganacsi, hadii burcad badeedka si shuruud la'aan u sii deyn doomaha u raran.

Sidoo kale Gudoomiyaha Odayaasha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa ugu baaqay burcad badeedka in aanay dhuun qaban shacabka soomaaliyed, waxaana uu ka dalbaday in ay soo daayeen doomaha ay qafaasheen.

Xaad ayaa sheegay in tani ay ka dhalan karto sicir barar ku yimaada maciishada qutul daruuriga, isagoo ku eedeeyay burcad badeedka in ay yihiin manaxayaal aan shacabka u tureyn.

Qeybaha bulshada reer Muqdisho ayaa aragtiyo kala duwan ka muujinaya afduubka loo geystay doomaha ganacsi ee shixnadaha bagaashka iyo raashinka u soo waday Dekedaha Muqdisho iyo Kismaayo.

Dadka Muqdisho ayaa sheegay in hadii shalay burcad badeedka ku andacoon jireen in ay afduubtaan Maraakiibta shisheeye, oo xeebaha soomaaliya si sharci daro uga kaluumeysta, aanay haatan wax qiil u keeni karin afduubka doomaha ganacsatada u raran u geysteen.

Burcad badeedka ayaa ahaa mid howl galkooda ku sinaa maraakiibta isticmaasha gacanka cadmeed iyo xeebaha soomaaliya, kuwaasoo inta ay soo afduubtaan ka qaata lacago malaayiin doolar madax furasho ah
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp