Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Monday, 29 March 2010
Hargeysa(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa gelinkii hore ee Maanta u kicitimnay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal, halkaasoo sida wararku sheegeen uu kaga qaybgeli doono Aaska Ilaahay ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Xasan Mattaan, oo ahaa Afhayeen Xisbiga UDUB ee Cariga Ingiriiska oo Toddobaadkii dhammaaday ku geeriyooday Magaalada London. Kaasoo Maalinta Beri ah lagu aasi doono Mgsaalada Boorama, iyadoo sida wararku tibaaxeen laga keeni doono Magaalada London. Booqashada Madaxweyanaha ahayd mid aan hore loo sii shaacin, ayaa hadan waxa Boqolaal qof kaga hor yimaadeen meel Labaatan Killo Mitir u jirta Magaalada Boorama. Lama ogga inta Madaxweynuhu sii joogi doono halkaa iyo in inta uu halkaa joogo uu kulamo la yeelan doono Madaxda Gobolka toona. Dhanka kalena waxa magaalada Boorame ilaa caawa iyo maantaba ku sii qul qulaayay madax ka tirsan xukumada siiba qaar ka tirsan golaha wasiirada iyo madaxda xisbiga UDUB, oo uu ka mid yahay xogahayaha guud ee xisbigaasi UDUB, mudane Jamac Jugsoodhacay iyo gudoomiyaha xisbiga UDUB uk mudane Axmed Naasir. Sidoo kale waxa iyana bari aaska ka qayb gali doona xubno ay marxuunka saxiibo qaali ah ahaan jireen oo ka kala yimid gobolada Hargaysa, Saaxil iyo Togdheer kuwaasi oo bari aaska ka qayb gali doona.
Source:Qarannews




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp