Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Monday, 29 March 2010
Hargaysa,(Qarannews)-Waxa caawa fiidkii hore ka da'ay magaalada Hargaysa roob laxaadleh oo in ku dhow laba saacadood da'aayay, roobkani oo watay dhagaxaan baraf ah iyo dabaylo oo lahaa dhibco xoogan ayaa maasheeyay dhamaan gobolka Hargaysa. Roobkani oo hakad galiyay isu socodka magaalada intii uu da'aayay ayaan la sheegin ilaa hada wax khasaare ah oo uu gaystay, roobkani ma uu ahayn kii ugu horeeyay ee dhawaanahan da'ay hase ahaatee mudo laga joogo 20 cisho ayaa gobolka Haragysa iyo guud ahaan dalka oo dhan uu ka curtay, hase ahaatee roobkani caawa fiidkii da'ay ayaa watay dhagaxaan baraf ah oo aad u faro badan. Dhanka kalena roobabka ayaa ka da'ay gobolada Gabiilay iyo Awdal kuwaasi oo in mudo ah iyana da'aayay ilaa hada lama soo sheegin wax khasaare ah oo ay gaysteen.
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp