Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Monday, 29 March 2010
Sixirooyaal Hargaysa Dad ku Dhacay iyo Cabashooyin iyo Dareeno kala Duwan oo Dadweynuhu ka Bixinayaan. Posted by Maxamud on Mar 29th, 2010 and filed under News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed. Hargaysa(Waaheen)-Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa waxa maalimahan danbe ku soo badanaya dad la shegay in ay Sixirolayaal yihiin, tan iyo shallay ayaa hadal haynta ugu badani ay ahayd dhacadoyinkan dadka lagu dhacay, waxa magaalada Hargaysa laysla dhexemaryey in dadkan Sixirolayaasha ahi ay yihiin Dad ka soo jeeda Koonfurta dalka somaliya oo la yidhi waxay yaqaanan sixirka waana ay ku shaqeystan waxa kale oo Cabasho badani ka imanayaasa Dadka Ganacsadayaasha ah oo sheegay in laga dhacay lacag aad u faro badan kadib markii la Sixray, una yimadeen dad Sixirolayaal ah, Dhacadadan ayaa waxa ay ku dhacday laba nin oo Maherado Sariiflayaal ah ku haysta Badhtamaha magaalda Hargeysa oo lacagaha Qalaad kala badal labadan nin ayaa waxa ay shegeen in mid kasta Gooniddiisa loo Sixray oo hantidii uu haytay laga dhacay oo gadhaysa ilaa $700 iyo lacago kale oo iskugu jira Lacag bir iyo Shillin Somaliland Haddaba Ninkan oo ah nin Sariiflaha oo magaciisa la yidhahado Axmed Sh.Maxmuud Suufi oo meherad ku agtaalo Wasaarada Duulista iyo hawda horteed ahan dadkii la sixiray ee hantiddiisa la dhacay ayaa waxa uu sheegay in uu ku baarugay isaga oo lacagtii dolarka ahayd ee uu haystay iyo lacag kale oo itoobiyaan ah laga dhacay isaga oo sheegay in qof uu soo daba istaagay kadibna waxa la mariyeey sidaasin lagu dhacay. Isaga oo amuurtaasi ka waramayan waxa uu yidhi “Waxa markaasi laga dhacay lacag gadhaysa $350 iyo lacag aad u farro badan oo Itoobiyaan ah iyo Hal mobil marka haddii aan ku sheego sida laygu dhacay Waxa idul yimid nin aanan garaneyan kadiban meeshadii ayaan fadhiistay maqalkiina waan furay inyar dabadeedan waxaan is arkay uun aniga oo idhaha marmaranaya oo yaaban Dhulkan Fadhiya waxaan eegay lacagtaydii waanan wayey marka Ciidna maan arkaynin ” Axmed Sh.Maxmuud Suufi
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp