Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Saturday, 27 March 2010
Toon : Shubun biyoodkii oo la xakameeyay : (SOHTA,HGSA) Shuban biyoodkii ka dilaacay Toon, kana tisan degmada Salaxley ,ayaa u muuqda ku la xakameeyey, markey hawlgal xoogan halkaa ka geysteen dhakhtarada gobolka maroodi jeex ee ka tirsan wasaarada caafimaadka . Caruurtii 6da ahayd ee hore u dhimatay mooyee cidkale kuma dhiman. Dhawr iyo todobaatankii gacanta lagu hayey ee la daaweyneyey, shalay 24 maahee intii kale goryahoodu bey ku noqdeen . Dhibaatada waxaa keenay, sida dhakhtarada qaar ay tibaaxeen bakhtigii xoolihii abaartii dhintay , ayey roobabkii da'ay, biyihii gacamada soo marey ku shubeen barkadihii . Biyahaa aafooday ee barkadaha ayey dadku ka cabeen, kadibna caruurta wixii 5sanno kayar ayaa badankoodu shuban biyood u soo dhaceen
Source:Qaran news




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp