Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Saturday, 27 March 2010
Shabaabka oo soo faagay qabuuro ku yaala deegaanka Gololey Daa'uud ee Gobolka Sh/Dhexe Kooxda Al-Shabaab oo wali ka wado goobaha ay ka taliso ee koonfurta Soomaaliya howl galo ay ku bur burineyso qabuuraha ay ku aasan yihiin culuma'udiinka ayaa shalay gelinki dambe baabi'iyey labo qabri oo ku yaalay deegaanka Gololey Daa'uud oo ka tirsan degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe. Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka oo saaka la hadlay warbaahinta, shalay gelinkii damnbe waxay Shabaabka galeen tuulada Gololey, waxaana ay hareereeyeen labada qabri ee kala ah qabriga Sheekh Cali Macalin Xuseen, iyo qabriga Sheekh Bashiir Maxamuud Xasan. Labadaasi Sheekh ayaa ka mid ahaa mashaa'iqdii ugu wanaagsaneyd ee soo marta tuulada Gololey waana la siyaaran jiray taasoo ah arrinta keentay in Shabaabka loo soo fara muuqo isla markaana ay je-jebiyaan soona faagaan lafaha culimadaasi. Marki ay bur buriyeen ayay waxay galeen guriga Sheekh C/llaahi Sheekh Bashiir oo ah wiil uu dhalay Sheekha lafihiisa la soo faagay ee Sheekh Bashiir, waxaana la sheegay in ay halkaasi ka qaateen qalab uu lahaa wadaadkaasi. Waa maalintii shanaad oo ay Shabaabka ka wadaan Muqdisho iyo Shabeelaha Dhexe howlo qabuuro faagis ah, horay ayey usoo faageen lafaha culumo caan ka ahaa Soomaaliya oo uu ku jiro Sheekh Muxiyadiin Celi. Hoyga wararka Somaliyed
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp