Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Saturday, 27 March 2010
Masuul lagu diley magaalada Muqdisho iyo tuhun laga qabo in ay iska kaashadeen shabaabka iyo shakhsiyaad ka mid ah Dawladda Shariifka. { 27 Mar 2010} waxaa la daabacay Sat 27 Mar 2010 09: 05: 11 Weerar gaadma ah oo aad u qorshaysan ayaa maanta lagu dilay Allaha u naxariistee marxuum Axmad Sheekh Maxamuud Odowaa (Qoor leex ) oo ku magacawnaa Gudoomiyiha Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir . Marxuumkan maanta geeriyoodey ayaa wuxuu mudda dheer ka tirsanaa maamulladii macmalka ahaa ee degmooyinka Gobolka banaadir , waxaana beryahan danbe soo baxayey tuhunno sheegaya in ammaanka Qoorleex aanu ahayn mid caga ku taagan . Tuhummadaas ayaa muujinayey in wasaaradda arrimaha gudaha ay waddey falal ay meesha uga saarayso guddoomiyaasha iyo masuuliyiinta kale ee aan ka tarsinaan jirin ama taageersanayn midowgii maxaakimta oo ay hoggaamin jireen wadaadda wahaabiya ah uu guddoomiye ku xigeen ka ahaa wasiirka Arrimaha gudaha C/Qaadir Cali Cumar , Madaxweynena uu ka ahaa Madaxweynihiisa Shariif sheekh Axmad. Marxuumkan maanta la dilay ayaa ahaa nin aad u diidannaa hab dhaqankii midowgii maxaakimta , wuxuuna ka mid ahaa waqtigii Cabdillaahi Yuusuf iyo ka horba raggii ay maxaakimtu ugu hanjabi jireen in ay qaarijin doonaan. Habka loo dilay marxuum Qoor leex ayaa ahayd qaabka ay wax u dilaan Khawaarijta shabaabku, waxaase jira warar la isla dhex marayo oo tibaaxaya in rag ka tirsan maamulka hoos taga Ca/Qaadir Cali Cumar ay gacan ka gaysteen qarxinta ama toogashada Marxuum Axmad sheekh Maxamuud Odowaa ( Qoor leex ). Dadka aan ka tirsan dawlad ku sheegga Shariifka laakiin aan aamminsanayn Caqiiddada Wahaabiyada ayaa mar kasta la kulma qatara ay in badani ku waayeen noloshooda . Waxaana aad u adag in ay ka bad baadan qatarahaas qaarijinta ah maadaama ay u dhexeeyaan laba kooxod oo isku caqiidda ah laakiin danaysigu uu ku qasbay in ay kala sheegtaan Dawlad iyo mucaarad . Lagama yaabo in ay bad baadaan ummad ay dawlad iyo mucaaradba u yihiin Khawarijta Wahaabiyada oo ah kooxo caqiiddada ay aamminsanyihiin ay u bannayneyso dhiigga Muslimiinta. Dib ayaan aqristayaasheenna ugu soo gudbin doonnaa wixii xog ah oo ka soo gudba dhacdadan naxariis darrada ah , haddii uu noo saamaxo Allaha awoodda badan. info@ahlusunna.org Ahlu Sunna Media kala soco warar , Xogo iyo Barnaamijyo joogta ah
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp