Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Friday, 26 March 2010
Waftigii ka socday Somaliland oo booqan doona Minneapolis & St Paul Written by Fuaad Maxamud Mar 25, 2010 at 03:45 PM Minnesota USA Waxa dhammaan la ogeysiinayaa Jaaliyadda reer Somaliland ee deggan Labada magaalo ee Mataanaha ah ( Minneapolis & St Paul) iyo nawaaxigeeda in uu ku soo fool leeyahay wafdi culus oo hadda ku sugan magaalada Washington, DC, kana kooban Xukuumadda iyo labada Shirguddoon ee Somaliland. Waxa ay jaaliyaddu nasiib u heshay inay la kulanto wafdigaas maalinta Axadda ee 28ka bishan March. Wafdigu wuxuu inooga xog-warrami doonaa wixii ay kala kulmeen socdaalkoodii Washington, DC, iyo guud ahaan xaaladda dalkii. Waqtiga kulanka: March 28, 2010 (2:00 PM). Meesha: Ramada Plaza (ex Sheraton hotel) 1330 Industrial Boulevard, Minnesota, MN 55413 Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh Hassan Yonis, Martin Mohamed, Fuaad Abdalla, Mohamed Alabari, Idris Abdi biirsheh iyo Abdihakim Haji Saeed 612-618 29 69 / 612-781-5108/ 612-4233246 / 507-3042313 /651- 528 4168
Source:Fuaad Maxamud




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp