Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Friday, 26 March 2010
Dhambaalka Xamar Qoraalkii Weriyaha dahsoon .

Dhambaalka Xamar muddo dheer ayuu dhiig dhamdhamaayay. Dhiigii oo weli sidii u qubanaya, dadkiina ku dhamaadeen xoogaga dagaalamaya dhexdooda,ayaa dhambaalka Xamar maanta yahay , Xabaalihii Culimada ooo miino lagu qarxinayo, Lafahoodiina jooni lagu guranayo, meel lagu aasayana aan la garaneyn. Falalkaa oo ay bilaabeen, muddo sanadkahoreysay Alshabaab ayey ka bilaabeen Xamar muddo 3dex maalmood ku siman . Waxaa aad loola yaabay iyadoo falalkaa dadku ay ka argagexeen markey yiraahdeen meydkii ilmo yar oo saqiir ah, ayaan isna ka faagney halkuu ku aasnaa sheekh biyo maalow Alla ha u naxariistee.Waxaa la is weydiinayaa, iyagaa balaayo caabuda e , ilmahan saqiirka ah een qaangaadhin isna maxaa caabudayey. Ahlusunnah cambaareynta ay cambaareynayaan falalkan ha ku badelaan talaabooyin la taaban karo oo ay ku qaadaan inkaartaa ku habsatey xabaalihii culumada. Sheekh shariif iyo ragiisuna waa eedeysanayaal, inta ay arrintaa ka aamusan yihiin ee ay ka warwareegayaan ka hadelkeeda. Xabaalkasta oo qof culima ahi ku aasanyahya waxa ay halis u tahay in beri ka maalin ladumiyo lafahan lala baxo. Wda tashi dhab ah arrintaa ha lagaga hortago
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp