Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Wednesday, 24 March 2010
Wefdigii uu Hogaaminayay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB oo La Kulmay Mss
Jessica Davis
Hargeysa -Waxa safar booqasho ah ku jooga wadanka Djibouti wefti ka socda axsaabta qaranka ee UDUB, Kulmiye iyo UCID, halkaas oo ay u tageen inay la kulmaan haweynada u qaabilan arrimaha siyaasada, dhaqaalaha Somalia iyo Somaliland safaarada USA ee Nayrobi. Ms. Jessica Davis Ba.

Wefdiga axsaabtu waxay si gaar gaar ah ula kala kulmeen haweynadaasi.

Wefdig xisbiga UDUB oo uu hogaaminayey xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB Mr. Jama Yassin Farah, iyo Guddomiyaha Xafiiska Siyaasada ee Xisbiga UDUB Mr. Omer Jama Farah,

“Waxaanu taageeraa doorashooda madaxtooyada ee dhowaan ka qabsoomi doonta dalka Somaliland, arrimaha doorshaduna waa kuwo aanu isha ku hayno, lana socono hadba meesha wax idiin marayaan”, sidaa waxa tidhi Ms jessica Davis Ba oo la hadlaysay wefdiga Xisbiga UDUB.

Waxay tidhi iyadoo hadalkeeda sii wadata; Waxanu qayb ka ahayn xal u helidii khilaafkii Siyaasada ee ka dhextagnaa Xisbiyada u tartamaya doorashada dalka, waxanuna aad u danaynaa inay doorashadu noqoto mid xor h oo xalaal ah.

Iyadoo ka hadlaysa muhiimada doorashadu u lee dahay dalka Somaliland waxay tidhi doorashadu waxay Somaliland tahay guul iyo inay aragti wanaagsan ka bixiso Somaliland, taas oo u horseedi doonta Somaliland inay hesho aqoonsi caalami ah.

Mr. Jessica iyadoo ka hadlaysa wefdiga golayaasha Somaliland eek u sgan hadda Marayka waxay tidhi; Xidhiidhk a Somaliland iyo USA waa mid sii adkaanaya, waxana loo wada hadlayaa laba dawladood, waxana ka soo bixi doonaa wax wada qabsi buuxa oo khuseeya dhincyada nabad gelyada iyo dawlad wanaaga.

Waxan Hargeyasa imi September 2008, waxanan jecel ahay inaan dhowaan dib u soo booqdo. Waxay hadalkeeda ku soo gebagabesay inay wefdiga uga mahadcelisay safarkooda ay ku yimaadeen Djibouti si ay uga wada hadlaan arrimaha doorashada iyo danaha Somaliland.

Waxa isaguna halkaa ka hadlay Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB Mr, Jaamac Yaasin Faarax, waxuna u sheegay inay dalka ka qabsoomi doonto doorasho xor ah oo xalaal ah, waxuna u sheegay inay hadda jiraan guddi doorasho oo aad loogu wada kalsoon yahay hawshana gacanta ku hayaan, waxuna sheegay inay yar tahay fara gelinta axsaabtu ku lee yihiin GDQ sidaa darted waxanu ka codsanaynaa inay deeq bixiyaashuna sidaa si la mid ah ka yeelaan. Waxa xoghayahu u xaqiijeyey in loo sinnaan doono wrbaahinta qaranka waqtiga ololaha doorashada.

Waxana xoghayuhu ku booriyey dawlada maraykanka inay gacan ka geysato arrimaha nabad gelyada ee dalka dhinacyada isgaadhsiinta, qalabka iyo tababarkaba ee ciidamada ku hawlan arrimaha nabad gelyada.

Cumar Jamac Faarax

Guddoomiyaha Xafiiska Siyaasada ee Xisbiga UDUB
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp