Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Wednesday, 24 March 2010
Hargiesa,(Qarannews)- Wasiirka maaliyada Somaliland ayaa shalay kulan qaatay saacad iyo badh la yeeshay raysalwasaaraha dalka Kiiniya mudane Raila Odinga, kulankaasi oo shalay ka dhacay xafiiska raysalwasaaraha, ayaa waxa lagaga hadlay xidhiidhka labada dal iyo iyada oo sida ay wararku sheegayaan uu wasiirka maaliyada Somaliland mudane Xuseen Cali Ducaale Cawil uu si qoto dheer ugaga waramay raysal wasaaraha dalka Kiiniya mudane Ondiga, marxaladihii kala gadisanaa ee ay soo martay Somaliland iyo doorashooyinkii qabsoomay iyo kuwa hada la sugaayo.

Sida ay wararku sheegayaan Raysal wasaare Ondiga waxa uu si aad iyo aad ah ugu hambalyeeyay dalka Somaliland guulaha ay gaadheen iyada oo aan cidna caawinin isla markaasina, waxa aanu ku booriyay in ay sii laban laabaan wax qabsigooda.

Kulankan dhex maray labadan masuul oo qaatay in ka badan saacad iyo badh ilaa hada wax war ah oo faah faahsani kama ay soo baxin labada dhan toona.

Wasiirka maaliyada ee Somaliland mudane Cawil ayaa todobaadkii hore la kulmay wasiirka arimaha dibada ee dalkaasi Kiiniya mudane Moses Wantengula, sida uu baahiyay wargayska madaxbanaan ee ka soo baxa magaalada Hargaysa ee geeska Afrika, kulankaasi oo ku dhamaaday guul iyo is afgarasho
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp