Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Wednesday, 24 March 2010
Qarniga 7-aad ee hijriga.

Ilaahay mahaddii waxaan duruusteennii hore ku soo qaadanay Imaamyaalkii Diinta Islaamka laga soo billaabo waqtigii Saxaabada Rasuulka ilaa iyo qarniga 6aad ee hijiriga.

Waxaan soo ogaanay Qarni kasta Imaamyaalkii ugu waawaynaa sidii ay diinta u kala qaateen , taas waxaan ku soo ogaannay in imaamyaalka Madaahibta , Suufiyada , Ashcarayada iyo Maaturiidiyada ay yihiin Salafu Saalix ayna yihiin imaamyaalka cilmiga ka qaatay caalimiinta dhaxashay Saxaaabada iyo taabiciinta iyo in ay yihiin Imaamyaalka ugu waawayn Qarni kasta .

Sidaas waxay ku buuxiyeen shuruuddii Ahlu sunna wal-Jamaaca , firqa kasta oo isku dayda in ay Ahlu Sunna waxaa in ay la yimaadaan shuruudaan oo ah imaamyaal tixan Ilaa waqtiga salafka kuna abirsada Rasuulka CSW sida Culammada Madaahibta , iyo Suufiyada .

Haddiiba haddii aan ka soo hadalnay Imaamyaalkii Qqarnigii 1-aad ilaa iyo qarnigii 6-aad , haddana waxaan halkaan ka billaabaynaa Qarnigaa 7aad waxaanna ka hor marinaynaa axaadiista laga weriyey Rasuulka CSW oo caddaynaya Imaamyaalka Ahlu sunna wal-jamaaca ee qarni kasta kala dhaxlaya diinta Islaamka.

Rasuulka CSW wuxuu yiri
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp