Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Wednesday, 23 March 2010
Gabaldhicii maanta ayay Ciidamada Al Shabaab galeen Xerta Sheekh Cali Cabdulle degmada Kaaraan magaalada Muqdisho oo ay ku noolyihiin boqolaal qoys oo Ahlu Dariiqa ah.

Ilo Xog ogaal ah ayaa xaqiijiyay in Shabaabku ay Burburiyeen Qabriga Sheekh Cali Cabdulle oo kamid ahaa meelaha ay sida weyn uqadariyaan dariiqooyinka Axmadiya iyo Qaadiriya oo dhamaantood laysku yiraahdo Jamaacatu Suufiyaha. Ciidamo katirsan Al Shabaab ayaa la xaqiijiyay in ay Miinooyin ku burburiyeen qabriga Sheekh Cali Cabdulle oo ka samaysnaa Shub aad u adag, howlgalkan galabta ka dhacay Kaaraan ayaa ahaa kii ugu adkaa waxaana lasoo sheegayaa in Shabaabku ay xabsiga dhigeen ilaalada qabriga oo isku dayay in ay albaabada ka xirtaan ciidanka Shabaab markii ay goobta soo gaareen.

Shacabka ku dhaqan waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa caawa si weyn u hadal haya Howlgalkii ay maanta shabaab ka sameyeen waqooyiga magaalada oo ay dhulka kula simeen qabriyo ay ku aasnaayeen Mashaa’ikh kasoo jeedo Beesha Mudulood.

Dadka ayaa siyaaba kala gedisan u hadal haya dhacdadii maanta ka dhacday magaalada, Sheekh C/qaadir Soomow oo katirsan culimada Ahlusuna ayaa arrinkaasi cambaareeyay, arrintan ayaa dhacaysa xilli Kumanaan katirsan ciidamada AMISOM iyo dowlada KMG ah dhinac ka joogaan magaalada Muqdisho. Ramadaan Sheekh Mohamed RBC Radio Magaalada Muqdisho
Source:RBC Radio




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp