Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Friday 25 June 2010
Burco; Tageeryaal ka soo goostay xisbiyada mucaaridka oo UDUB ku soo biiray Burco; Tageeryaal ka soo goostay xisbiyada mucaaridka oo UDUB ku soo biiray

Written by Qarannews

Jun 25, 2010 at 08:08 AM

Burco,(Qarannews)- Iyiada oo ay soo dhamaadeen xiligii ololaha ayaa waxa maalinta bariah loo dareeri doonaa codbixintii mudo dheer la sugaayay, ayaa waxa maanta ilaa xalay wax weyni iska badaleen dhaq dhaqaaqii xisbiyada mucaaridka ee magaalada Buro. Waxana xisbiga UDUB ee magaalada Burco ku soo biiray tageerayaashii ugu badnaa ee xisbi ka soo goosta, waxana calamadii laga jaray 7 xafiis oo shan ka mid ah ay lahaayeen xisbiga Kulmiye iyada oo dhamaan xafiisyadaasi la sudhay calanka xisbiga UDUB, dhamaan toodna waxa ay u codayn doonaan xisbiga UDUB, sida ay tageerayaal badani oo ka soo goostay xisbiga Kulmiye ay noogu warameen magaalada Burco goordhawayd iyaga oo noogu waramaayay magaalada Burco.

Dhanka kalena waxa xalay xisbiga Kulmiye ka soo jabay tageerayaal badan oo ka soo jeeda bariga Hargysa kuwaasi oo shirar ilaa saqdii dhaxe lalahaa madaxda xisbiga Kulmiye ee ka soo jeeda bariga Hargysa, arintani ayaa ka yaabsay xisbiyada mucaaridka kadib markii ay kharashaad badan iyo dadaalo isdaba joog ah ay soo saareen goobahaasi ugu danbayntii gacantooda ka baxay.

Sida ay doontaba ha ahaatee waxa soo baxaysa in dadweynaha reer Somaliland ay doorashadoodani ay ku soo biyo shubanayso doorashooyinkii hore sidii deegaan ahaan loo kala codeeyay, taasi oo ayna meesha ka madhnayn hab qabiil oo ay tageeraal badani ay dusha ka saarayaan xisbiyada mucaaridka





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp