Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Thursday 17 June 2010
Madaxweyne Rayaale oo si diiran loogu soo dhaweeyay Gabiilay iyo Madaxweyne ku xigeenka oo Oodweyne Waxa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gabiilay madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo oo maanta ka soo kicitimay magaalada Boorama oo uu labadii cishe ee u danbeeyayba uu ku sugnaa, isga oo xagaasi u tagay arimaha ololaha doorashooyinka ee dhawaan qabsoomi doona. Madaxweynaha ayaa hore u booqday gobolka sanaag oo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay, madaxweynaha ayaa caawa u hoyan doona magaalada Gabiilay, maalinta bari ahana la hadli doona dadweyanaha reer Gabiilay, isga oo lagu wado in uu xagaasi u sii dhaafi doono isla maalinta bari ah magaalada Baligubadle xagaasi oo soo dhawaynta madaxweynaha aad looga dareem,ay, madaxweynaha ayaa sidoo kale u sii gudbi doona magaalada Salaxlay xagaasi oo lagu wado in uu ku soo afjaro socdaalkiisaasi, xaga ay wararkale sheegayaan in uu sidoo kale socdaalkiisa ku soo gabogabayn doono magaalada Berbera. Dhanka kalena waxa xalay u ambabaxay magaalada Oodweyne wafti uu hogaaminaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Axmed Yusuf Yaasiin, kuwaasi oo si diiran oo heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Oodweyne, madaxweyne ku xigeenka ayaa booqan doona gobollka Togdheer iyo Sool siiba magaalooyinka Burco iyo Laascanood, waftiga madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa la socda oo magaalada Hargysa ka raacay xubno tiro badan oo u ololayn doona xisbiga UDUB kuwaasi oo ay ka dhalatay shirkii balaadhnaa ee shalay ka dhacay Hudheelka Kaah ee magaalada Hargaysa, kaasi oo ay isugu yimaadeen ganacstada iyo waxgaradkla iyo siyaasiyiinta beelaha Habaryoonis kuwaasi oo shalay ku dhawaaqay in ay si buuxda u taageersanyihiin xisbiga UDUB, kuwaasi oo watay 20 baabuur iyaga oo u kala biixi doona ama soo mari doona dhamaan gobolada iyo degmooyinka ay degaan beelaha Habaryoonis, xubnahani baxay ayaa ah kuwo ay bulshadoodu aad u qadariso isla markaasina miisaan culus ku leh dadweynaha ay ka dhex ololaynayaan, kuwaasi oo iskood isu abaabulay. Sidoo kale waxa isna maanta booqasho ugu baxay degmada Sabawanaag, wasiirka duulista iyo hawada xaga maalinta bari ahana lagu wado in wasiirka qoyska iyo arimaha bulshadu ay booqan doonto degmada Cadaadlay, xagaasi oo ay labada wasiirba ka haystaan tageerooyin xoogan. Dhanka kalena madaxda xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha xisbigaasi mudane Axmed Siilaanyo ayaa maanta ka kicitimay magaalada Burco ee gobolka Togdheer isga iyo waftigiisa ayaa sii maray magaalada Caynaba iyada oo xagaasi si diiran loogu soo dhaweeyay, waftigan kulmiye ayaa ku sii jeeda magaalada Ceerigaabo iyaga oo caawa u sii hoyday magaalada Gar'adag oo ay bari subaxa ka jarmaadi doonaan. Waxa iyana dalka ku soo qul qulaaya goobjoogayaasha caalamiga ah iyo saxaafda shisheeyaha oo lagu wado in ay ka qayb qaataan arimaha doorshada dhici doonta 26'ka Jun





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp