Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Wednesday 2 June 2010
Burcad badeeda Puntland Oo Afduubtay Markab u Socday Jamhuuriyada Somaliland

Burcad Badeeda degaanada Puntland ayaa Subaxii hore ee Saaka Afduubtay Markab Ganacsi oo u rarna Magaalada Berbera ee Xurunta Gobolka Saaxil, Markabkan ayaa wotay Calanka Dalka Panama

Markabkan ayaa lagu magacaaba MV QSM Dubai waxana laga Afduubtay Gacanka Cadmeed

Markabka Mv QSM Dubia ayaa waxa saarna marka la Afduubtay 24 Shaqaale ah oo u kala dhashay Wadamada Masar, Pakistan, Bangladesh Iyo Ghana, Waxana u woday sidaa la sheegay Sonkor

Ma’aha markii ugu horreysay ee Burcad Badeeda Degaanada Puntland Afduubtan Markab u socday Dhanka Jamhuuriyada Somaliland, balse tiro ka dhowr jeer ayaa Burcad Badeedu Afduub noocan oo kale ah ku dhaqaaqeen





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp