SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Thursday 22 July 2010
UNBOLD THE BOLD PARTS PLEASE Akhristayaashada Qaaliga ah ee af-soomaliga ku akhrisanjiray Somalilandhorta , maanta raali ha naga ahaadaan. Tirsagan maanta waxanu ku baahinanaa Laba Qoraal o ku qoran af-Ingiriisi ah, lagana qoray Somaliland, Geeska Africa iyo Yemen, lana kala qoray 1st July iyo 14th July, 2010. baahinta labada qoraal anu baahinayno maha waxa ku qoran ayanu ruumaysanay. Waxanu u baahinayna walaaca ay ku abuuri karto qof jasta o akhriy; gaar ahaan markaanu hubinay mas'uulinta iyo saraakiisha sare ee 170 Dawladood ay akhristaan waxa ay qorto Defense & Foreign Affairs (la asaasay ka hor 34 sanadood ); isla markana ay tix-galiyaan waxay qorto Defense & Foreign Affairs taarikhteedina labada qoraal ayanu ku xigsiinay. Waxa kalay oo anu ku xigsiinay taarikh-nololeedkii labadi aqoonyahan ey asaasay . Waxanu ku khatinay faalo u ka faalobay qoraaladan muwaadin reer Somaliland-ah oo daafacayey Xisbiga Kulmiye. Ujeedadayadu waxay tahay in anu u soo ban digno dadka reer Somaliland, gaar ahaan siyaasiinta iyo wax-garadka, si ay ula socdaan waxa Somaliland la ka qoro ee muwaadinka akhrista oo ka didayo ama u dibsanayo ama u u arkayo weerar aan sal iyo raad toona aheyn si u Somaliland u daafaco. Si gaar ah Kulmiye o doorashadii ku guulaystay, la na filayo in u dawladii soo dhiso ay na la noqotay in u isaguna la wadeego akhristayasha waxan aanu maanta baahinayno, si ay uga jawaabaan, ogadaana xay'ada qoraaladini ka soo baxayaan cuulayska iyo saamaynta ay leedhahay; iyadoo xilkaasi inna wada saaran yahay. Akhris wacan intii Ingiriista taqaan. Somalilandhorta





Source:Ogaal




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp