SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Thursday 1 July 2010
Natiijadii Doorashada Madaxtooyada Oo Lagu Dhawaaqay

SOHTA,HGSA july 1, 2010- Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Qaranka(GDQ), ayaa maanta si rasmi ah ugaga dhawaaqay HMoonsuur natiijadii doorashadii Madaxtooyada. Gudoomiyaha GDQ Waxa uu halkaa kaga dhawaaqay in mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku guuleystay jagadii Madaxweynenimada JSL; halkaa uu Mudane Cabdiraxmaan Saylicina ku guuleystay jagadii Madaxweyne ku xigeenka JSL.Labaduba, iyagoo katirsan xisbigga kulmiye waxa uu xisbiga KULMIYE helay 266,906 cod oo u dhiganta 48% codadkii la riday,; halka xisbigga UDUBna ka helay 178,881 cod oo u dhiganta 33.03% codadkii la riday.Xisbiga UCIDna waxa uu helay 92,489 cod oo u dhiganta 17% codadkii lariday. Tirada dadka codka 3 Xisbi ukal bixiyey, marka la isku geeyo waa 538,276.Dadkii Cadadka cusub qaatay waxa ay ahaayeen 1,690,144.codadka maqani, ama ha la cancel gareeyo ama dadkii cadhadhka cusub qaatay siyaabo kaale ha u maqnaadeene waa qiyaastii 500,000; taas oo caga cageyneysa kala badhoo badh waxa ay u baahantahay markaa GGQ in ay arrintaa si cilmiyeysan u baadho, warbixina haddey deeq bixiyayaashu weydiiyaan sawirkaa tirooyinka codeeyey waxa uu muu jinayaa in aanay qiyaastii 50% aaney codeyn.Waxa xusid mudan in doorashadii hore ee Madaxtooyada UDUB helay 42.08%,KULMIYE 42.07%, UCIDna 15.85%. Waxa qadarin mudan in Mudane Daahir Riyaale Kaahin ku dhawaaqay inuu aqbalayo natiijada u ay ku dhawaaqo GGQ.HAMBALYO





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp