SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Monday 19 July 2010
3 Wasiirka Gaashaandhiga oo ka hadlay dagaal ka dhacay deegaanka Widh Widh

Hargaysa, (Somaliland.org)-Wasiirka Gaashaandhiga Saleebaan Warsame Guuleed ayaa ka hadlay weerar ay xalay ku soo qaadeen kooxda Somaliland-diidka ah ee isku magacawday SSC waxaanu wasiirku sheegay in kooxdaasi ay xalay goor dambe ay weerar ku soo qaadeen ciidamada qaranka Somaliland ”Xalay kowdii ilaa labadii ayaa kooxdaas nabadiid ahi waxa ay weerar ku soo qaadeen Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan jiidda Widhwidh, hase ahaatee Ciidanku wuu ka war helay oo wuu iska caabiyey isla saaka todobadii markii ay saacadu ahayd ayay haddana weerar kale soo qaadeen, halkaas dagaal ayaa ka dhacay oo Ciidanka Qaranka halka Askarina wuu ka dhintay mid kalena wuu kaga dhaawacmay” ayuu yidhi wasiirku waxaanu intaa raaciyey “Waxa weeye Ciidanku shacabkiisii ayuu la degan yahay, waxaa waajib ah inuu shacabkiisa u tudho.” waxa ay Saraakiisha Ciidanku na soo gaadhsiiyeen inay qabteen tiro ka mid ah Maleeshiyadii soo duushay, oo ay si nabad gelyo ah u hayaan.” Wasiirku waxa sheegay in khasaaraha dagaalka ay gadaal ka soo gudbin doonaa, isla markaana waxa uu tilmaamay inay dagaalkii istaagay oo hadda aanu wax dagaal ahi socon.

Somaliland.org

Wararka Somaliland





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp