Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Friday, 2 April 2010
Halkan ka daawo sidii madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Gabiilay

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa soo dhawayntii ugu weynayd ee reer Gabiley ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay shalay ku tageen Magaalada Gabiley.

Bulshada ku dhaqan Magaalada Gabiley, ayaa u cadeeyay Madaxweynaha iyo Xisbiga UDUB taageerada ay u hayaan, waxana ku soo dhaweeyay Magaalada, iyaga oo wadada hereeraheeda taagan, dadweyne aad u tiro badan, waxana uu Madaxweynuhu booqday, Mashruuca Biyaha, Jaamacadda Tima cadde iyo meelo kale.

Ugu danbayntii, Madaxweynaha waxa qaddo sharaf loogu sameeyay Magaalada Gabiley, waxana uu kulamo kala duwan la yeeshay Masuuliyiinta Gobolka iyo Odayaasha Gobolka Gabiley, kuwaasi oo aad u soo dhaweeyay, uguna mahad naqay Madaxweynaha booqashada uu soo booqday.


Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp