Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Friday, 2 April 2010
Kulamo Muhiim ah oo Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ku Yeeshay Magaalada Addis ababa

Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane Abdillahi Mohamed Duale, waxa maanta gelinkii danbe 01/04/10 ku qaabilay xafiiskiisa safaaradda dalka Farsansiisku leedahay Addis Ababa Ethiopia Amb. Jean Chirstophe. Waxa laga wada hadlay iskaashiga labada dal iyo sii xoojinta xidhiidhka saaxibtinimo ee labada dal somaliland iyo Faransiiska Safiirka Faransiisku waxa uu balan qaaday inay riixayan dhiiri gelinayaana sidii maalgashi loogu samayn lahaa Jamhuuriyadda Somaliland

Waxa kale oo isla shalay Wasiirku kula kulmay Safiirka cusub ee dalka Jamhuuriyadda Yemen u fadhiya Ethiopia Amb.Dirhen A. Noman, waxana laga wada hadlay cilaqadka labada dal JSL iyo Jamhuuriyadda Yemen iyaga oo ay isla waafaqen in la sii xoojiyo cilaaqadka labada dal sida dhinacyadda Nabadgelyadda, ganaciga, Siyaasadda.

waxa xusid mudan in dalka Yemen xafiis ganacsi ka furtay JSL iyada oo ay somalilandna xafiis la mid ah mudo dheer uga furnaa dalka yemen.

Waxa kale oo uu wasiirku saaka la kulmay Wasiiru Dawlaha Arrimaha dibedda Ethiopia Dr. Tekeda alemu, iyaga oo ay ka wadahadleen xidhiidhka labada dal ee somalilandiyo Ethiopia iyo guud ahaan xaaladda gobolka oo dhan, waxaana laysla waafaqay in la joogteeyo kulamada labada dal iyada oo lays waydaarsanayo booqoshooyin wufuuded/ Kulankasi guud ahaan waxa uu ku dhamaday jawi saaxiibtinimo iyo is afgarad buuxa kulamadaas dhaman waxa wasiirka ku weheliyay mudane. Ayanle salad deria, Safiir ku Xigenka Safaaradda JSL addis Ababa ahan ku simaha safiirka safaaradda.

Mr. Ayanle Salad deria a
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp