Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Thursday, 1 April 2010
Xildhibaan Jim Karrygiannis

Xildhibaan Jim Karrygiannis ayaa kala hadaly xildhibaan Cumar Sanwayne inay ku hawlan yihiin wakhtigan xaadirka ah isaga iyo xubno badan oo ka tiran xildhibaanada dalkan Canada

Toronto, Canada April 2 ,(Kulmiye.org) Xlidhibaan Cumar Sanwayne oo ka tirssan golaha wakiilad Somaliland ahna xubin ka mid ah gudida arimaha dibada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa ay kulmmeen maanta xildhibaan Jim Karrygiannis oo isna ka tirasan golaha baarlamanka dalkan Canada lagana soo doorto deegaanka bariga Agentcourt ee xaafada Scarborough.

Kulanka labada xildhibaan ayaa isugu jiray xogwaraysi dhinaca geedi socodka dimuqraadiyada Somaliland iyo doorashada madaxweynaha ee soo socota, macaawinooyinka dawlada Canada ay siiso dalalka Afrika iyo guud ahaan sidii Jamhuuriyada Somaliland looga caawin lahaa dhinaca amaanka bada.

Xildhibaan Jim Karrygiannis ayaa kala hadaly xildhibaan Cumar Sanwayne inay ku hawlan yihiin wakhtigan xaadirka ah isaga iyo xubno badan oo ka tiran xildhibaanada dalkan Canada sidii ay uga mid noqon lahaayeen goobjoogayaal doorashada soo socota ee madaxweynimada Somaliland. Xildhibaan Jim Karrygiannis oo laga soo doorto xisbiga Liberal-ka ayaa kala hadlay xildhibaan Cumar Sanwayne sida ay ugu suurta galayso inay ku soo marti qaadaan dalkan Canada guudoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo inta ka horaysa doorashooyinka madaxweynenimada. Xildhibaan Jim Karrygiannis waxaa uu ka mid yahay xildhibaanada aadka u taageera qadiyada gooni isu taiga Somaliland waxaana uu madax ka yahay ururka Somaliland Canadian Friendship.

Xildhibaan Cumar Sanwayne oo ka tirsan xildhibaanda xisbiga Kulmiye kaga jira golaha wakiilada ayaa baryahanba booqasho ku joogay dalkan Canada. Kulankan dhexmaray labada xildhibaan ayaa ah mid hordhac u ah kulamo is daba jog ah oo xildhibaan Cumar Sanwayne la yeelan doono madax badan oo isugu jira xildhibaano ka tirsan golaha baarlamanka Canada iyo saaxiibo badan oo daneeya qadiyada gooni isu taiga Somaliland.
Source:Maxamud Lafcanbe




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp