Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Hargeysa
January 31, 2010

Posted by Maxamud on Jan 31st, 2010 and filed under News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Waxa si balaadhan oo caadifadysan maanta aya taageerayaasha Kulmiye u sameeyeen soo dhaweyn tii ugu weynayd ee ay ku soo dhaweeyaan Guddooomiyahaooda waxaana Magaaladda Hargeysa laga soo bilaabo Madaarka ilaa iyo badhtamaha Magaaladda Xidhay taageerayaasha Kulmiye oo gaadiid ay wataan ku galbinayaan Axmed Siilaanyo

Waxa magaaladda Saaka waaberigii ay ku waabariisatay iyadoo ay Calamada Kulmiye iyo mikirifoono ay ka baxayaan Heesahoodu ay ku kala hayaan Madaarka si ay u soo dhaweeyaan Guddoomiyaha waxaanay taasi sababtay inay dadku istumaan wadooyinka gabi ahaana waxa istaagay shaqooyinkii ka socday qaybaha kala duwan ee Caasimada.


Source: Waaheen

 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp