Aw-Salla-Waat, sidan diiran ee ay Reer
Kulmiye Gudoomiyahoodii usoo dhaweeyeen maxay ahayd ?
Waxaan umaleynayaa in Gudoomiyuhu (AQOONSIGII),
meel gaaban kaga boodey uu kasoo qaaday isagoon fogaanba ninkii
Donald Payne ee inaga soo
horjeedijirrey !!!!!!