Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Hay'ad Suugaanta Lagu Kaydinayo Oo Lagu Magacaabay Hadraawi Heritage Foundation Oo Hargeysa
February 19, 2010


Munaasibad balaadhan oo ay kasoo qayb galeen madax sare oo ka kala socday dawlada ,xisbiyada mucaaridka ah iyo waliba marti sharaf kale ayaa lagu qabtay Huteelka MaansoorHalkaas oo lagaga dhawaaqay Hayad lagu ururinayo Kaydka Suugaanta Soomaaliyeed oo loo bixiyay Hadraawi Heritage Foundation.

Hayadan oo fikirkiisa uu lahaa xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliand ,isagoo sheegay inuu ugu talogalay in goobtan noqoto goob lagu soo hirdo islamarkaana badbaaddo u noqoto suugaanta Soomaaliyeed oo halis ku jirta, waxaanu intaa ku diray Xildhibaan Maxmed Cali Xirsi goobtan qayb wayn ka qaadan doonto badbaadinta afka soomaaliga.

BoobeYuusuf Ducaale oo ah qoraa wayn oo aad loo yaqaano ayaa ka sheekeeyay taariikhdii abwaanka wayn ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo uu sheegay inuu dhashay 1943 kuna dhashay gobolka Togdheer.

Waa markii ugu horaysay oo hayad noocan oo kala ah laga hirgaliyo oo loogu talo galy in lagu kaydiyo suugaanta soomaalida,islamarkaana lagu magacaabo abwaan caan ah isagoo nool.

Marti sharafta goobta ka dhex muuqday waxa kamid ahaa gudoomiyaha golaha guuritda Saleebaan M.Aadan (Saleebaan Nuur),Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) wasiirka Hidaha iyo dhaqanka Somaliland Cabdirisaaq Waaberi iyo waliba marti sharaf kale.

Hayadan oo noqonaysa midii ugu horaysa ee nooceeda ah ee laga hirgaliyo Somaliland ,waxaana goobta loogu ururiyay lacag dhan 65.000 Dollar oo loogu talo galay in lagu dhiso xarunta cusub ee logu magacdaray abwaanka wayn ee Hadraawi (Hadraawi Heritage Foundation) halkaas oo nashqada iyo qaab ka looo dhisayo uu ku soo bandhigay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo isagu fikrada Hayadan ka soo burqatay.


Source: Gabiley News
 

 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp