SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Monday, Aug 30, 2010
Sidaanu Kugu Lisnay Noogumaad Habayn

Annagoo ah dhallinyarada iyo aqoonyahannada Gobolka Gabiley, waxaannu aad u dhaliilaynaa qaab-dhismeedka dawladad Siilaanlyo, waayo markaanu aragnay qaabkuu u soo xulay dawladda oo ay ka maqan yihiin dhammaan dhallinyaradii aqoonyahanada ahaa ee wakhtigooda u huray siday u soo saari lahayeen xisbiga KULMIYE.

Waxaan madaxweyne la xaqiri karin dadaalka dheer ee ay reer Gabiley kusoo galeen iyo waxaad ugu abaal guday, Xabiibi Birqaawibii sariirta ku talin jiray (Madaxweynihii Tunisia), sidaad ogtahay madaxweyne haddaanu dib ugu noqono waxaynu dawladii hore ku dhaliilnay amma aynu ku diidnay waxay ahayd maamul xumo.

Md. madaxweyne haddaanu nahay Beesha degta Gobolka Gabiley, gaar ahaan dhallinyarada waxgaradka ah, waxaanu leenahay namaad siin xaqaanu lahayn amma manasab waxay beeshayadu lahayd.

Haddaba, madaxweyne waxaannu leenahay waxaad noqotay mise waxaan loo noqon doonin, horaa loo yidhi ‘Aluf kaa xumaada, Al-baqruu ku dhibaa, talo kaa xumaatana lama toosiyo.’

Ugu dambayntii madaxweyne sidaan kuug lisnay noogumaad hambeyn.

Magacyada ku saxeexana bayaanka: -

  1. Ayaanle Barre Madar
  2. Seed Cabdi Muxumed
  3. Caydaruus Xamud Axmed
  4. Cabdicasiis Maxamed Jaamac
  5. Keyse Cabdillaahi Ismaaciil





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp