SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Sunday, Aug 30, 2010
Shaqa la’aanta ka jirta Wadanka Mareykanka oo Saameyn ku yeelatay dadka Soomaalida ah, Hay’adaha Dadka Soogalootiga ah caawiya oo Arintaasi Kulan ka yeeshay.

Xilli Shaqa la’aan tii ugu baahsanayd ay iminka ka jirto wadanka mareykanka qeybo kamida ayaa hey’ad qaabilsan u adeegidda dadka soogalootiga ah oo laagu magacaabo AFRICAN ALLIANCE waxay soo ban dhigtay qaab lagu shaqaalaynayo dadka aan xirfadda lahayn eek u sugan Gobolka California gaar ahaan San Diego .

Kulanka ay qabatay hey’adaan ayeey isugu keentay inta badan masuuliyiinta hey’adaha shaqaaleya Dadka aan xirfadaha lahayn eek u sugan Gobolkaasi waxaana laga wada hadlay sida dadkaasi loobari karo xirfado ay ku shaqeysataan taasoo markii danbana goobtaasi ay ka balan qaadeen hey’adihii in dadkaasi la shaqaalyndoono.

Dadka Soomaalida ah eek u nool gobolkaasi ayeey saameysay shaqa yarida ka jirta dadka mareykanka waxaana iisura galay mudadii uu kulankaasi socday in halkaasi aan xog wareysi kula yeesho dad badan oo soomali ah oo goobta lagu casuumay.

Inta baddan dadkaasi waxay ii sheegeen in ay shaqo doon yihiin, hooyo Caasha Daahir ayaa ii sheegatay In maalinkasta ay Buuxiso Foomka Ilaa 20 Shaqao aysana jirin wax jawaab ah oo ay hesho waxaa ay intaasi ku dartay in ay aad ugu rafaaday raadinta shaqooyin aysana helin ilaa hadda .

Sidoo kale Maxamed Aadan oo isna ka mid ahaa dadkii aan goobtaasi kula kulmay ayaa ii sheegay in mudo Shan bilood ah uu shaqo raadis yahay ilaa iminkana uusan heynin wax shaqo ah “Saameynta shaqa la’aantu waa ay ka jirtaa wadnaka Mareykanka oo dham inaguna wixii alle nooqoray waan helayn in shalaah”Sidaa waxaa hadalkiisa ku soo koobay Maxamed Aadan oo goobta u yimid bal in wax fursad ahi ka soobaxdo,

Dadka Soomaalida ah ee aan goobta kula kulmay ayaa iisheegay in luqada ay si fiican u yaqaananan balse ciladda jirtaa ay tahay goobihii laga shaqeynayay oo aan dadka la soo xiriireynin markaad buuxifo foomkooda.

Maamulka sare ee hay’ada kulankaan soo qaban qaabisay ayaan wax kaweydiiyay waxa ay ka caawiyaan Dadka soogalooyiga ah wuxuuna ii shegay Tiim Ger oo hey adaasi katirsan in dhinacyada Waxbarashada,Caafimaadka, Sharciyada wadnaka iyo wax yaabo kale ay ka caaqiyaan Dadka wadanka soogalaya.

Qadro Ceydiid Maal

San Diego California





Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp