Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Machadka Salaama oo Dufcadii Labaad ay Maanta Ka Qallin Jabiso
September 30, 2009

 



Maamulka Machadka gaarka loo leeyahay ee Al Salaama ayaa Saaka Xaflad balaadhan oo ay ku qabteen Huteel Maansoor ee Caasimada Hargeysa waxa ay Shahaadooyin ku guddoonsiiyeen Arday ay tiradoodu ahayd 9834 oo ka kala qallin jabiyay duruus kala duwan oo kala ah: Luuqada Ingiriisida, Carabiga, Barashada Cilmiga Koombuyuutarka iyo Waxbarashada Dugsiga hoose oo ay Ardaydu wax ku baran jireen Luuqada Carabiga.

Xafladan oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay, Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye ku xigeenka Koowaad eeXisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Maamulka Machadka, Macalimiinta, Ardaydii Qallin jabisay, Waalidka Ardaydaasi iyo Marti sharaf kale oo aad u tiro badan.

Maamulaha Machadka Maxamed Muuse Ciise, oo halkaasi ka hadlay ayaa ka waramay Maraaxilkii kala duwanaa ee Muchadku soo maro tan iyo waqtigii la aas aasay. Waxaanau ka sheekeeyay habsami u socodka Hawlaha Waxbarasho ee Macahadka. Waxa uu sheegay Maamuluhu In ardayda Maanta qalin jabisay ay ahaayeen 60% Wiilal ahaayeen, 40% ay gabdho yihiin. Maamuluhu waxa uu u rajeeyay Ardaydaasi maanta qalin jabisay Mustaqbal wanaagsan isaga oo u soo jeediyay in aanay waxbarashadooda halkaasi ku daynin.

Masuuliyiintii kala duwanaa ee iyaguna ka soo qayb galay Xaflada ayaa iyaguna hadalo kala duwan oo ay halkaasi ardayda uga jeediyeen kaga waramay qiimaha ay waxbarashadu leedahay. Waxaanay dhammaantood ardayda kula dardaarmeen in ay sii wataan Waxbarashadooda isla markaana ay iska jiraan waxyaabaha inta badan hor istaaga Waxbarashada oo ay ka mid tahay Balwaduhu.



 

 

Source: Gabiley Net








 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp