|
|
XIKMADDA TODOBAADKA
|
|
| |

October 22, 2009
Aw-Salla-Waat, kawaran Komishankan cusub?
Waa wada qurbo joogbaa layidhoo waxba kama sheegi karo, laakiin sideydaba
markey arrimaha dalka joogto, qurba jooga waan ka didaa.
Oo waayo waxoogaagey soo diraan ayaaba lagu noolyahaye?
Haaye miyeydaan u fiirsan Golaha Wakiilada 19 kali ah ayaan qurbo joog ahayn.
Waaba yaab. haye? .
Gudoomiyayaasha Xeerdejjintu iyaguna soo qurba joog maaha?
Waaba yaab. Haye ?
Madaxweynaha ayaan ahayn qurbo joog eh, war mansabkaa maka ilaalinaa qurbo jooga,
kheyrkooda Allah ha ina siiye bal waxoogaa ina aynu xasilo waan fajacsanahaye?
|
|
|
|