Somaliland Horta Website Somalilandhorta

WARAR WAABSAN

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Beer Hooyo
October 14, 2009

Beer Hooyo Iyadoo Tareenka dheereeya saaran (Express) ee West Bengal ayay Mrs. Roy oo uur sagaal bilood ah leh, dareentay xanuun. Xamaamkii Tareenka ayey gashay. Ileen waa fooshii, wiil baa soo boodey. Xamaamkey ku fadhideybuu ka dusay. Dhulkuu ku dhacay Tareenkii oo socda. Mrs. Roy baa daaqadii iska tuurtay. in ay isdishaa la mooday. Ninkeedii Mr. Roy ee la socday ayaa qeyliyey. Tareenkii baa la joojiyey. Dib baa loo yaacay iyada oo wiilkii dhabta ku haysa oo labadiiba ay bad qabaan baa loo tegay. Beer Hooyo iyo bad baadin Allah!!!!

H A M B A L Y O
October 13, 2009

Bahda Somalilandhorta oo Hambalyo Meher u diraya Mudane Meecaad Cali Aw Aadan iyo Marwo Axlaam Cumar Xaaji C/laahi oo meherkoodu dhawaan ka dhacay dalka Ingiriiska UK. Waxaan leenahay noqda kuwii ku gaadha aqalgalkiina bash basha iyo badhaade. Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax Aameen!

Tirada Muslimka
October 8, 2009

Warbixin ay maanta baahisay Laanta Af Somaaliga ee BBCda ayey kusoo aroortay In tirada Muslimiinta aduunku tahay 1.5 Billian qof. Taas oo kadhigeysa tirada Muslimiinta aduunka 25% dadka aduunka ku nool. 62% Waxa ay ku noolyihiin Asia. 20% waxay ku noolyihiin Bariga dhexe iyo Waqooyiga Africa. 15% Waxa ay ku noolyihiin Africada ka hooseysa lama degaanka Africa. 2% ilaa 3% waxa ay ku noolyihiin Yurub. 0.5% Waxa ay ku noolyihiin Mareykanka oo tira ahaan lagu qiyaasay 2.5 Million.

Komishankii Doorashooyinka Ooo Is Casilay
October 4, 2009

Hadalhayntii, lahadalhayey, Komishanka Doorashooyinka iyo waxa laga yeelayaa, maanta ayey dhamaatay. Shalay 2 Xubnood ayaa is casiley. Maantana baa markii hore iscasiley, kadibna kii 7baad ayaa is casilay caawa . Caqabadii ugu weyneed ee hortaagneyd, fullintii 6dii qodob ee lagu heshiiyey, lagana baqayey iney wakhti badan qaadato, markey 7badii xubnoodba is casileen, ayey sida runtu tahay, hawshii fududeeyeen, iyaguna ka badbadeen xagasho laxagxagto. Dadku waxa ay ka dardaarmayaan, in laga fiirsado, laguna dhakhsado, xubnaha danbe ee la magacaabi doono.



 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp