|
|
XIKMADDA TODOBAADKA
|
|
| |

November 30, 2009
Aw-Salla-Waat ma maqashay wareysiga lala yeeshay nin ka mid ah siyaasiyiinta
Somaliland laakiin Xamar miciinmoodey oo maanta dhaliilo badan usoo jeediyey
Somaliland iyo horomar la'aan ku habsatay welina filaya in Hargeysa mar danbe
Xamar laga Xukumo? Anigu culumo ma ihiye, laakiin saamac muddo badan culimada
fadhigooda badsadayayaan ahay? Haye
-Kaa kitaabka ayaa sheegay .
Oo maxuu yidhi' Laa Thamba Bacad-al kufr .'
Macnaheedna ?
Kufrinimo dabadeed dambi leyskuma qoro.
|
|
|
|