Somaliland Horta Website Somalilandhorta

WARAR WAABSAN

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Switzerland Masjidku Minaarat Mayeelan Karo
November 29, 2009

Hafti maanta laga qaaday cod-bixiyayaasha Switzerland ayey 60% u codeeyeen in aan masaajidada Switzerland ku yaala Minrad loo sameyn taas oo waji-gabax ku riday xukuumada Switzerland oo iyadu arrintaa ka soo horjeedey. Boqol Masjid ayaa ku yaal dalkaa oo ay 4 minaarada leeyahiin iyo mawlacyo tira badan, muslimka kunoolna tiradiisuna waa 40,000 qof.

Warar Waabsan
November 29, 2009

Rawanda ayaa maanta shirkii Common Wealth-ku u ogolaaday in ay xubin ururkaa ka noqoto, iyada oo Belguim xornimada ka qaadatay waa dalkii ku xigey Mozambique oo Bortaqiiska xornimadda ka qaadatay ee ku biira ururkaa isaga ah....Xukuumadda Saudiga ayaa ku dhawaaqday in ay qabatay 150 Somaali iyo Etheopian ah oo ka Garab dagaalamayey xuduuda Yemen iyo Saudigaba la dagaalamaya kuwaas in kasta oo ay xuutiyiinta ay warkaa ku tilmaameen waxba kama jiraan.

CPJ Welcomes Release Of Kidnapped Journalists
November 26, 2009

The Committee to Protect Journalists issued the following statement after confirming the release today of Canadian freelance reporter Amanda Lindhout and Australian photojournalist Nigel Brennan, both held in Somalia since August 2008: “We are relieved that the Amanda and Nigel are now free and that their ordeal has come to an end,” said CPJ Executive Director Joel Simon. “Our thoughts are with them and their families.” In his acceptance speech at CPJ’s International Press Freedom Awards dinner Tuesday night, Somali journalist Mustafa Haji Abdinur spoke about the enormous challenges of covering the conflict in Somalia.



 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp