Somaliland Horta Website Somalilandhorta

WARAR WAABSAN

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Is Qarxin Shalay Kadhacday Magaalada Muqdisho
May 25, 2009

Isqarxin shalay ka dhacday moqdisho, agagaarka dugsiga tabaabarka bileyska oo ay ku dhinteen 6 ilaa 8 bileys u badan, ayuu sheegtay ururka Alshabaab in uu ka danbeeyey. Xafiiska siyaasadee ururkaa sarkaal ka madaxa ayaa maanta tibaaxay in khasaarahaa iyo ku kale oo ka badanba uu qaraxaasi geystey, ninka isqarxiyeyna uu ahaa nin dhalinyara ah oo ku dhashay xaafada madiina. Qaraxaa ayaa culumo katirsan Ahlusunah Waljamaaca ay cambaareysey iyadoo ku tilmaantey in aanu dhaqan islaamiya ahayn.

Warar Waabsan
May 5, 2009

Isku dhac hubeysan oo maanta ka dhacay magaalada Boohoodleh ayey 4 qof ku dhinteen 2 qofna ku dhaawacmeen......Budhcadbadeedkii, shalay u dareyd markey markab kuwa dagaalka oo laga leeyahay France ay isku qaadeen kadibna bada iyo cirkaba laga weerarey dabadeedna la isku jabiyey......Isgoyska Baar Ubax ee ku yaala Magaalda Muqdisho ayaa maanta waxaa isku rasaaseeyey ciidamada maxkamadaha iyo kuwa kasoo horjeedaa halkaas oo sarkaal maxkamadaha ka tirsani ka magan galay dil u ekaa in isaga la beegsanayey.



 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp