XIKMADDA TODOBAADKA

 

Xigmadda Todobaadka & Aw-Salla-Waat Bulsho Sawire


March 20, 2009



-Aw-Salla-Waat, Ma maqashay Gudoomiyihii Guurtidu innuu yidhi Doorashada Madaxtooyadu, hadhacdo wakhtiga Komishanku cayimay?

Waa la lahaa



Ma maqashay in ninkii Cali Gurey ee ahaa damiirka xisbigga Kulmiye, innuu xisbigii ka baxay ?

-Waa la lahaa
 


Arrimahaasi siddey xisbiga u saamayn?

Adeer arrimahaa xisbiyadu maa inaga deysaan?



Mayee waxkadheh

Beydkii muxuu ahaa? 3 riddaba ...Lisaan-ul-xaalka, ee xisbiggu, wuxuu leeyahay,"2daa riddaba reerkayaga ma isu wada raacday ?"



 

 



 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].