XIKMADDA TODOBAADKA

 

Xigmadda Todobaadka & Aw-Salla-Waat Bulsho Sawire


June 15, 2009



Walaahii waa Aw-Salla-Waat! adeer maxaa ku helay 2 bilood kuumaan arage ?

Waar abaar iyo oodo lulul iyo ayax baa isku key galay. Xayn adhiya ayey nafteydii raacday ee bal warama .

Adeer wareysigii inoo socday ayuunban markaliya ku waayey.

Hobol yar baa da'daye maalmo waan joogi oo weynu dhamayn ee maxaa cusub?

Aw-Salla-Waat, nin wasiir ah, iyadoo doorashadii Madaxweynahaba loo diyaaryahay, ayuunbaa shalaynin Wasiira yidhi Madaxweynaheena hal term haloo kordhiyo.

Waanu yaabnaye bal arrintaa wax kadheh .

Ha maan taaba hayney / Waar arintaa maa iga deysaan? Caruur caruur aan lala ciyaarin baa jirtee?

Kaa deynmeynee adeer wax noo iftiimi.

Masaasaad garateen?

Haa 3dex afartan page iga hooya," Haderderin Carada/Haduulin/Doorta Lama Necbaadoo/Udaa Lama Jeclaadee."

Qosol iyo sacab.




 

 



 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].