Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Oo Warsaxaafadeed Maanta Ka Soo Saaray Arinta Doorashooyinka
July 31, 2009


Labada aqal ee sharci dajinta Somaliland golaha guurtida iyo golaha wakiilada ayaa maanta shir jaraad ku qabtay xaruntooda magaalo madaxda hargaysa , shirkoodan oo ay ku soobandhigeen mawqifkooda iyo rayiga kaga aadan arintan lagu muran san yahay ee in doorashada lagu galo bilaa diwaan galin la,aan , shirkaas oo ay gudoominayeen labada gudoomiye waxaa Saleenaan Maxamud Aadan (guurida) iyoC/raxmaan MaxamedC/laahi (wakiiladda).

Waxayna yiraahdeen waxaa nasiib daro ah in maanta komishinku soo bandhigo in doorashada lagu galo bilaa diwaangalin la,aan oo hal bacaad lagu lisay laga dhigo tacabkii iyo hantidii deeqbixiye yaasha iyo shabiga Somaliland mudada dheer la soo kacaa kufayeen.

Waxay si wada jira mowqif midaysan uga istaageen arinta ah in diwaangalin la,aan lagu galo doorasha inagu soo fooleh 27 September 2009 , ayna sheegeen in maanta aan looga fadhiyin dawlada iyo komishinka toona arintan ay ku dhawaaqeen ee ah in bilaa diwaan galin lagu galo doorshada.

Sidoo kale waxay ka hadleen arinta eriga wakiilka enter peace Mr samoro oo ay ku tilaameen arin meel kaga dhaca qaranimada Somaliland oo aan marnaba loo baahnayn in fal noocanoo kale ah lagula koco masuul deeqbiyaashu u igmadeen ariama doorashooyinka dalka , waxaa halkaa ka muuqata in aan diyaar loo ahayn in doorasho xor iyo xalaala dalka ka dhcado , mida labaad maanta waxaynu nahay dal yar oo aan aqoonsi fiican haysan, waxa kaliya ee aanu aduunka iyo dawladaha daneeya Somaliland aanu ka iibinaynay waa dimiqraadiyadan manta oo midha dhalkeedii la sugayay oo marka ay diwaangalintii doorasho lagu galo ayaa dalku xalaalobi lahaa oo uu dimuqraadiyada ku talaab san lahaa.

Waxayna soo jeediyeen in laga noqdo go,aanka laalista diwaan galinta , lana joojiyo in doorashada lagu galo bilaa diwaan galin la,aan iyo in sida ugu dhakhsaha badan ay uga wada tashadaan hay,adaha dastuuriga ah ee Somaliland sidii doorashadu ku dhici lahayd wakhtigeedii hore loogu mudeyay.

Ugu danbayntii waxa ay mar labaad u soo jeediyeen dawladda iyo kumishinkaba inay ka noqdaa go,aankoodii ahaa in doorashada lagu galo bilaa diwaangalin la,aan , shabiguna uusan maanta u fadhiyin arintaa loona baahan yahay in dalku doorashada ku galo diwaan galintii tacabka badan iyo wakhtiguba ina kaga lumen.


Source: Afnugaal

 




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp