TACSI
Anigoo ah Abdi M.Saleiman(Mingiste),Xaaskayga Mako Addib iyo
caruurtaydaba waxaanu halkan TACSI tiiranya leh uga diraynaa dhamaan
shacabka Somaliland, Xisbiga UDUB ,ehelahadii,asxaabtii, qoyskii iyo
caruurtii uu ka geeriyooda ,ALLE naxariisti jano ha ka waraabiyee Maxamed
Ismaciil Bullaale oo ahaa Xog.Guud ee Xisbiga UDUB.
ILLAHAY waxaan uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka
waraabiyo intii uu ka tegayna samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Abdi M.Saleiman(Mingiste)